{"id":415600,"date":"2020-03-09T10:59:42","date_gmt":"2020-03-09T07:59:42","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=415600"},"modified":"2020-03-09T10:59:42","modified_gmt":"2020-03-09T07:59:42","slug":"xilibaano-ka-tirsan-hirshabeelle-oo-soo-kormeeray-mashaariic-laga-fuliyay-degmada-cadale","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xilibaano-ka-tirsan-hirshabeelle-oo-soo-kormeeray-mashaariic-laga-fuliyay-degmada-cadale\/","title":{"rendered":"Xilibaano ka tirsan Hirshabeelle oo soo kormeeray mashaariic laga fuliyay Degmada Cadale"},"content":{"rendered":"<p>Cadale(SONNA)- Xilibaano ka tirsan Golaha Wakiilada Hirshabeelle ayaa soo kormeeray mashaariic laga fuliyay Degmada Cadale ee Gobolka Shabeelada Dhexe.<\/p>\n<p>Xildhibaanadu goobaha ay kormeeren waxaa ka mid ah iskoolada, Isbitaalka Hooyada Iyo Dhalaanka iyo saldhiga Booliska Degmada oo dhawaan xariga laga Jaray.<\/p>\n<p>Gdudoomiayaha Degmada Cadale Muuse Maxamed Kaliil oo kormeerka xilibaanada ku wehliyay ayaa ka hadlay waxyaabihii ugu qabsoomay Degmada iyo baahiyaha ka jira<\/p>\n<p>Xilibaanada ayaa dhankooda sheegay inay ku faraxsan yihiin in adeegyada Bulshada laga hirgaliyo Degmada Cadale inta dhimane ay u gudbin doonaan madaxda sare ee Maamul Goboleedka hirshabeelle, si wax looga qabto.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Cadale(SONNA)- Xilibaano ka tirsan Golaha Wakiilada Hirshabeelle ayaa soo kormeeray mashaariic laga fuliyay Degmada Cadale ee Gobolka Shabeelada Dhexe. Xildhibaanadu goobaha ay kormeeren waxaa ka mid ah iskoolada, Isbitaalka Hooyada Iyo Dhalaanka iyo saldhiga Booliska Degmada oo dhawaan xariga laga Jaray. Gdudoomiayaha Degmada Cadale Muuse Maxamed Kaliil oo kormeerka xilibaanada ku wehliyay ayaa ka hadlay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":50,"featured_media":415601,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81,91],"tags":[],"class_list":{"0":"post-415600","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka","8":"category-wargayska"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/415600","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/50"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=415600"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/415600\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":415602,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/415600\/revisions\/415602"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/415601"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=415600"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=415600"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=415600"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}