{"id":415529,"date":"2020-03-08T10:07:09","date_gmt":"2020-03-08T07:07:09","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=415529"},"modified":"2020-03-08T10:07:09","modified_gmt":"2020-03-08T07:07:09","slug":"faahfaahin-laga-bixiyay-duqeyntii-gendershe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/faahfaahin-laga-bixiyay-duqeyntii-gendershe\/","title":{"rendered":"Faahfaahin laga bixiyay duqeyntii Gendershe"},"content":{"rendered":"<p>Gendeshe(SONNA)-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixisay duqeyn Ciidanka dowladda iyo Taliska Mareykanka ee qaaradda Afrika ee AFRICOM ay ka fuliyeen meel u dhaw tuulada Gandarshe ee Gobolka Shabeellaha Hoose.<br \/>\nDowladda Federaalka Soomaaliya iyo Ciidanka AFRICOM ee Mareykanka oo iskaashanaya ayaa duqeynka cirka u gaystay Alshabaab ku sugnaa meel u dhaw Tuulada Gandarshe ee gobolka Shabeelada Hoose .<\/p>\n<p>Duqeyntan oo aheyd mid qorsheysan ayaa lagu dilay afar(4) ka tirsan dagaalamayaasha Alshabaab.<\/p>\n<p>DFS iyo Ciidamada AFRICOM ayaa qaadaya tallaabooyin muhiim ah oo looga gol-leeyahay ilaalinta nolosha dadka shacabka inta lagu guda jiro la dagaalanka Al-shabaab, iyada oo si hufan loo baarayo eedayn walba oo lasoo wariyo. Ilaa hadda hubintii la sameeyey ma jirto cid shacab ah oo wax ku noqotay dhaawac iyo dhimasho midna.<\/p>\n<p>Weerarkan ayaa imanaya kagadaal markii ciidanka Xoogga Dalka oo fadhigoodu yahay Ceel Salini ay iska difaaceen weerar Alshabaab ee kusoo qaadeen xeradooda militari.<\/p>\n<p>Ma jirin cid ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka oo wax ku noqatay weerarkii Al-shabaab ay ku qaadeen Saldhiga Ceel Salini.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gendeshe(SONNA)-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixisay duqeyn Ciidanka dowladda iyo Taliska Mareykanka ee qaaradda Afrika ee AFRICOM ay ka fuliyeen meel u dhaw tuulada Gandarshe ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Ciidanka AFRICOM ee Mareykanka oo iskaashanaya ayaa duqeynka cirka u gaystay Alshabaab ku sugnaa meel u dhaw Tuulada Gandarshe ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":50,"featured_media":415489,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81,91],"tags":[],"class_list":{"0":"post-415529","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka","8":"category-wargayska"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/415529","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/50"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=415529"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/415529\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":415530,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/415529\/revisions\/415530"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/415489"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=415529"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=415529"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=415529"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}