{"id":415485,"date":"2020-03-07T11:17:46","date_gmt":"2020-03-07T08:17:46","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=415485"},"modified":"2020-03-07T11:17:46","modified_gmt":"2020-03-07T08:17:46","slug":"shaqaalaha-xafiiska-xeer-ilaaliyaha-qaranka-oo-maanta-ka-qeybgalay-ololaha-isxilqaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/shaqaalaha-xafiiska-xeer-ilaaliyaha-qaranka-oo-maanta-ka-qeybgalay-ololaha-isxilqaan\/","title":{"rendered":"Shaqaalaha Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Qaranka oo maanta ka qeybgalay ololaha Isxilqaan."},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)&#8211;Howsha maanta waxaa ka qaybgalay wareega 12-aad ee ololaha isxilqaan hawl-wadeenada kala duwan ee ka shaqeeya xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka.<\/p>\n<p>Ololaha isxilqaan waxaa ku socota dardar gelin aad u xooggan ayaa la filayaa inuu dhowaan u gudbo wareegii 13-aad kaasoo ka duwanaan doono wareegyadii lasoo maray sida ay sheegeen madaxda kala duwan ee ololaha isxilqaan.<\/p>\n<p>Intii uu socday ololaha isxilqaan waxaa lagu guulaystay dib u dhiska dhismayaasha ka dhexeeya bulshada oo ah hantida Qaranka, kuwaas oo dhowaan xariga laga jari doono.<\/p>\n<p>Diyaarintii: Zakariye Khaliif Faarax<br \/>\nNews Room \u2013 Warbaahinta Qaranka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)&#8211;Howsha maanta waxaa ka qaybgalay wareega 12-aad ee ololaha isxilqaan hawl-wadeenada kala duwan ee ka shaqeeya xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka. Ololaha isxilqaan waxaa ku socota dardar gelin aad u xooggan ayaa la filayaa inuu dhowaan u gudbo wareegii 13-aad kaasoo ka duwanaan doono wareegyadii lasoo maray sida ay sheegeen madaxda kala duwan ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":50,"featured_media":415486,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81,91],"tags":[],"class_list":{"0":"post-415485","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka","8":"category-wargayska"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/415485","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/50"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=415485"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/415485\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":415487,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/415485\/revisions\/415487"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/415486"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=415485"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=415485"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=415485"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}