{"id":415453,"date":"2020-03-06T12:19:28","date_gmt":"2020-03-06T09:19:28","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=415453"},"modified":"2020-03-06T12:21:03","modified_gmt":"2020-03-06T09:21:03","slug":"qaramada-midoobay-oo-ka-digtay-ayax-kale-oo-ka-dillaaca-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/qaramada-midoobay-oo-ka-digtay-ayax-kale-oo-ka-dillaaca-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Qaramada midoobay oo ka digtay Ayax kale oo ka dillaaca Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Hay\u2019adda Jimciyadda Quruumaha ka dhexeysa u qaabbilsan dalagga iyo Beeraha ee FAO ayaa ka digtay inuu Soomaaliya ka kaco taranka Ayaxii dhowaan ka dillaacay Waddamada bariga Afrika, kaas oo waxyeello u geystay Dhul daaqsimeed badan.<\/p>\n<p>Hay\u2019adda FAO oo soo xiganaysa Xafiiska xiriirinta arrimaha Bini-aadam-nimada ee Qaramada Midoobay (OCHA), ayaa sheegtay in Ayaxdu uu haatan ka billowday Gobollada Waqooyi bari Soomaliya , iyagdoo la filayo in uu kordho Todobaadyada soo socda.<\/p>\n<p>Hay\u2019adaha Qaramada midoobay ayaa ka walaacsan in ay dillaacdo Ugxanka Ayaxa Bilaha uu soo dhowaado Roobka ee April iyo June, markaas oo laga yaabo in ay Koron-koradu waxyeelleyso dalagga, daaqa iyo Beeraha.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hay\u2019adda Jimciyadda Quruumaha ka dhexeysa u qaabbilsan dalagga iyo Beeraha ee FAO ayaa ka digtay inuu Soomaaliya ka kaco taranka Ayaxii dhowaan ka dillaacay Waddamada bariga Afrika, kaas oo waxyeello u geystay Dhul daaqsimeed badan. Hay\u2019adda FAO oo soo xiganaysa Xafiiska xiriirinta arrimaha Bini-aadam-nimada ee Qaramada Midoobay (OCHA), ayaa sheegtay in Ayaxdu uu haatan ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":415454,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-415453","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/415453","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=415453"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/415453\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":415457,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/415453\/revisions\/415457"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/415454"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=415453"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=415453"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=415453"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}