{"id":415436,"date":"2020-03-05T12:42:43","date_gmt":"2020-03-05T09:42:43","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=415436"},"modified":"2020-03-05T12:42:59","modified_gmt":"2020-03-05T09:42:59","slug":"buulo-burte-oo-laga-hir-gelinayo-isbitaalka-hooyada-iyo-dhallaanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/buulo-burte-oo-laga-hir-gelinayo-isbitaalka-hooyada-iyo-dhallaanka\/","title":{"rendered":"Buulo burte oo laga hir-gelinayo Isbitaalka Hooyada iyo dhallaanka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan , Cali Maxamed Carraale ayaa Dhagax dhigay Isbitaal looga tala galay Hooyada iyo Dhallaanka oo dhowaan laga hir-gelin doono Degmada Buulo burte ee Gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Mashruuca lagu dhisayo Isbitaalkan ayaa waxaa fulinaya hay&#8217;adda Maama Seynab Foundation, iyadoo xagga dhaqaalaha ay ka caawin doonto Dowladda aynu Walaalaha nahay ee Qadar.<\/p>\n<p>Isbitaalkan oo loogu Magac daray marwada koowaad ee Dalka maamo Saynab ayaa waxaa laga dhisi doonaa guud ahaan Gobollada Dalka Soomaaliya, sida uu warbaahinta Qaranka u sheegay Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan, Cali Maxamed Carraale.<\/p>\n<p>Isbitaallada laga hir-gelinayo Dalka Soomaaliya ayaa wax weyn ka tari doona sare u qaadidda caafimaadka Hooyada iyo dhallaanka Soomaaliyeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan , Cali Maxamed Carraale ayaa Dhagax dhigay Isbitaal looga tala galay Hooyada iyo Dhallaanka oo dhowaan laga hir-gelin doono Degmada Buulo burte ee Gobolka Hiiraan. Mashruuca lagu dhisayo Isbitaalkan ayaa waxaa fulinaya hay&#8217;adda Maama Seynab Foundation, iyadoo xagga dhaqaalaha ay ka caawin doonto Dowladda aynu Walaalaha nahay ee Qadar. Isbitaalkan oo loogu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":415437,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-415436","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/415436","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=415436"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/415436\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":415438,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/415436\/revisions\/415438"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/415437"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=415436"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=415436"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=415436"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}