{"id":415431,"date":"2020-03-05T12:29:13","date_gmt":"2020-03-05T09:29:13","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=415431"},"modified":"2020-03-05T12:30:13","modified_gmt":"2020-03-05T09:30:13","slug":"madaxweyniyaasha-soomaaliya-iyo-kenya-oo-telefoon-ku-wada-hadlay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyniyaasha-soomaaliya-iyo-kenya-oo-telefoon-ku-wada-hadlay\/","title":{"rendered":"Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya oo Telefoon ku wada hadlay"},"content":{"rendered":"<p>War saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Dalka ayaa lagu sheegay in Madaxweynaha JFS Mudane; Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Kenya Mudane; Uhuru Kenyatta ay khadka Talefoonka ku wada hadleen, iyagoo isla gartay ahmiyadda ay leedahay in si wadajir ah labada Dal ay uga shaqeeyaan sugidda nabad-galyada xudduudaha iyo guud ahaan xasilloonida Gobolka.<\/p>\n<p>Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweyne Kenyatta ayaa adkeeyay in amniga labada Dal uu <span class=\"text_exposed_show\">yahay mid isku xiran, loona baahan yahay in laga fogaado wax walba oo keeni kara isfaham darro.<\/span><\/p>\n<div class=\"text_exposed_show\">\n<p>Labada Madaxweyne ayaa sidoo kale isku afgartay in sida ugu dhakhsiyaha badan ay u wada fariistaan guddiyo ka socda Soomaaliya iyo Kenya kuwaas oo ka shaqaynaya sidii loo xoojin lahaa xiriirka diblomaasiyadeed iyo kan ganacsi ee labada dad iyo dal ka dhexeeya.<\/p>\n<p>DHAMMAAD<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>War saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Dalka ayaa lagu sheegay in Madaxweynaha JFS Mudane; Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Kenya Mudane; Uhuru Kenyatta ay khadka Talefoonka ku wada hadleen, iyagoo isla gartay ahmiyadda ay leedahay in si wadajir ah labada Dal ay uga shaqeeyaan sugidda nabad-galyada xudduudaha iyo guud ahaan xasilloonida Gobolka. Madaxweyne Farmaajo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":415432,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-415431","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/415431","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=415431"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/415431\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":415435,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/415431\/revisions\/415435"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/415432"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=415431"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=415431"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=415431"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}