{"id":415387,"date":"2020-03-04T16:26:17","date_gmt":"2020-03-04T13:26:17","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=415387"},"modified":"2020-03-04T16:26:17","modified_gmt":"2020-03-04T13:26:17","slug":"safiirka-shiinaha-ee-soomaliya-oo-ka-warbixiyey-xaalada-ardada-soomaaliyeed-ee-ku-nool-shiinaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/safiirka-shiinaha-ee-soomaliya-oo-ka-warbixiyey-xaalada-ardada-soomaaliyeed-ee-ku-nool-shiinaha\/","title":{"rendered":"Safiirka Shiinaha ee Soomaliya oo ka warbixiyey xaalada ardada Soomaaliyeed ee ku nool Shiinaha"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)-Danjiraha Dalka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Qin Jian ayaa sheegay in ardada Soomaaliyeed ee ku nool dalkaas ay bed-qabaan, mas\u2019uuliyad weyna ay iska saartay dawladiisa guud ahaan ajnabiga oo ay ku jiraan ardada Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Safiirka ayaa uga baaqay waalidiinta Soomaaliyeed in aysan ka wel-welin xaalada carruurtooda, waxana uu xusay in ay siiyaann wacyi-gelin, agab, \u00a0iyo daryeel joogta oo ay la mid yihiin muwadiniintooda oo kale.<\/p>\n<p>\u201cDawladda Shiinaha mas\u2019uuliyad weyn bay iska saartay bed-qabka, caafimaadka dadka ajnabiga ah ee ku nool Dalka Shiinaha oo ay ku jiraan ardada Soomaaliyeed, Wax dhib ah ma qabaan, waxan siinay wacyi-gelin ku saabsan cudurka Corona-virus, iyo qalabka looga hortaga, Waalidiinta waa in aysan ka wel-welin\u201d, Safirka Shiinaha, Qin Jian ayaa ka sheegay shir jara\u2019id oo uu maanta ku qabtay magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Safiirka ayaa intaa ku daray in uu jiro hoos u dhac ku yimid dadka hor leh ee uu cudurka haleeli jiray marka loo eego, dalalka kale ee hadda uu ka jiro cudurkaasi.<\/p>\n<p>In ka badan 90,000 qof ayuu asiibay cudurka Corona-Virus guud ahaan caalamka, waxana hadda u daran Shiinaha, K\/Kuriya, Japan, Iiran iyo Talyaniga, waxaana sii kordhaya cabsida laga qabo cudurkan dunida \u00a0oo dhan ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)-Danjiraha Dalka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Qin Jian ayaa sheegay in ardada Soomaaliyeed ee ku nool dalkaas ay bed-qabaan, mas\u2019uuliyad weyna ay iska saartay dawladiisa guud ahaan ajnabiga oo ay ku jiraan ardada Soomaaliyeed. Safiirka ayaa uga baaqay waalidiinta Soomaaliyeed in aysan ka wel-welin xaalada carruurtooda, waxana uu xusay in ay siiyaann wacyi-gelin, agab, \u00a0iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":415388,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-415387","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/415387","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=415387"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/415387\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":415389,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/415387\/revisions\/415389"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/415388"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=415387"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=415387"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=415387"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}