{"id":415324,"date":"2020-03-04T10:01:07","date_gmt":"2020-03-04T07:01:07","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=415324"},"modified":"2020-03-04T10:01:07","modified_gmt":"2020-03-04T07:01:07","slug":"midowga-afrika-oo-shaaciyay-dalalka-uu-saameeyay-coronavirus","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/midowga-afrika-oo-shaaciyay-dalalka-uu-saameeyay-coronavirus\/","title":{"rendered":"Midowga Afrika oo shaaciyay Dalalka uu saameeyay Coronavirus"},"content":{"rendered":"<p>Addis ababa-(SONNA)-Ururka Midowga Afrika ayaa shaaciyey tirada rasmiga ah Dalalka Afrika ee uu gaaray caabuqa Coronavirus oo ka soo billowday Dalka Shiinaha.<\/p>\n<p>War-saxaafadeed kasoo baxay Ururka Midowga Afrika ayaa lagu sheegay in kiisas la xariira cudurkaasi Covid-19 laga helay Waddamada Algeria, Nigeria, Egypt, Morocco, Senegal iyo Tunusia.<\/p>\n<p>Midowga Afrika ayaa sidoo kale ku baaqay in la muujiyo feejignaan dheeri ah, si looga hortago in cudurka uu u sii gudbo Dalalka kale ee Qaaradda.<\/p>\n<p>Coronavirus oo hadda si weyn ugu sii fidaya Dunida ayaa waxaa u dhintay Dad badan, kuwaas oo badi ku noolaa Waddanka Shiinaha oo uu caabuqaan ka soo billowday.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Addis ababa-(SONNA)-Ururka Midowga Afrika ayaa shaaciyey tirada rasmiga ah Dalalka Afrika ee uu gaaray caabuqa Coronavirus oo ka soo billowday Dalka Shiinaha. War-saxaafadeed kasoo baxay Ururka Midowga Afrika ayaa lagu sheegay in kiisas la xariira cudurkaasi Covid-19 laga helay Waddamada Algeria, Nigeria, Egypt, Morocco, Senegal iyo Tunusia. Midowga Afrika ayaa sidoo kale ku baaqay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":415354,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-415324","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/415324","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=415324"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/415324\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":415355,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/415324\/revisions\/415355"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/415354"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=415324"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=415324"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=415324"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}