{"id":415281,"date":"2020-03-03T14:34:03","date_gmt":"2020-03-03T11:34:03","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=415281"},"modified":"2020-03-03T14:34:23","modified_gmt":"2020-03-03T11:34:23","slug":"taliyeyaasha-boliiska-soomaaliya-iyo-amisom-oo-ka-wada-hadlay-sugidda-amniga-ee-doorashooyinkasawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/taliyeyaasha-boliiska-soomaaliya-iyo-amisom-oo-ka-wada-hadlay-sugidda-amniga-ee-doorashooyinkasawirro\/","title":{"rendered":"Taliyeyaasha Boliiska Soomaaliya iyo AMISOM oo ka wada hadlay sugidda amniga ee doorashooyinka+Sawirro."},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Janaraal; Cabdi Xasan Maxamed \u201cXijaar\u201d ayaa Xafiiskiisa Magaalada Muqdisho waxaa uu ku qaabilay Taliyaha iyo saraakiisha Boliiska AMISOM ee ka howlgala Soomaaliya.<\/p>\n<p>Kulan gaar ah oo ay yeesheen labada dhinac ayaa waxa ay uga wada hadleen xoojinta wada shaqeynta labada dhinac iyo sugidda amniga doorashada Qaranka ee la filayo inay Soomaaliya ka dhacdo Sannadka 2020-2021.<\/p>\n<p>Taliyaha Booliska AMISOM<strong>\u00a0<\/strong>Sareeye Guuto; Anand Pillay ayaa Ciidanka Boliiska Soomaaliya ku amaanay sida ay ugu diyaarsanyihiin waajibaadkooda, waxa uuna ballan qaaday in qeybta kaga aaddan sugidda amniga doorashooyinka ay ka qaadan doonaan.<\/p>\n<p>Taliyaha Ciidamada Boliiska soomaaliyeed Janaraal ; Cabdi Xasan Maxamed ayaa saraakiisha Boliiska AMISOM uga mahad-celiyay sida wanaagsan ee ay ula sheqeeyaan Booliska Soomaaliya, isaga oo ugu baaqay inay dar-dar geliyaan wadashaqeyntasi.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-415282 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/BOL3.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"697\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/BOL3.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/BOL3-300x218.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/BOL3-768x558.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-415283 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/BOL1.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/BOL1.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/BOL1-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/BOL1-768x512.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-415284 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/BOL2.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"543\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/BOL2.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/BOL2-300x170.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/BOL2-768x434.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Janaraal; Cabdi Xasan Maxamed \u201cXijaar\u201d ayaa Xafiiskiisa Magaalada Muqdisho waxaa uu ku qaabilay Taliyaha iyo saraakiisha Boliiska AMISOM ee ka howlgala Soomaaliya. Kulan gaar ah oo ay yeesheen labada dhinac ayaa waxa ay uga wada hadleen xoojinta wada shaqeynta labada dhinac iyo sugidda amniga doorashada Qaranka ee la filayo inay Soomaaliya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":415282,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-415281","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/415281","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=415281"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/415281\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":415287,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/415281\/revisions\/415287"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/415282"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=415281"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=415281"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=415281"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}