{"id":415268,"date":"2020-03-03T09:50:11","date_gmt":"2020-03-03T06:50:11","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=415268"},"modified":"2020-03-03T09:50:58","modified_gmt":"2020-03-03T06:50:58","slug":"madaxweynaha-dowlad-goboleedka-galmudug-oo-xalay-saxiixay-miisaaniyadda-sanadka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynaha-dowlad-goboleedka-galmudug-oo-xalay-saxiixay-miisaaniyadda-sanadka\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug oo xalay saxiixay miisaaniyadda sanadka"},"content":{"rendered":"<p>Dhuusamareeb(SONNA)&#8211;Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi kaariye \u201cQoorqoor\u201d ayaa xalay saxiixay miisaaniyadda dowladgoboleedka Galmudug ee sanadka 2020-ka kaddib markii ay meelmariyeen golaha wasiirrada iyo mudanayaasha Baarlamanka labaad ee Galmudug.<\/p>\n<p>Miisaaniyada cusub ee Galmudug ayaa gaareysa 17,230,054.00 ( todobo iyo toban malyan, laba boqol iyo soddan kun, iyo konton iyo afar doolar) , miisaaniyadan ayaana ka badan tii sanadkii hore oo aheyd 8-Milyan oo Dollar.<\/p>\n<p>Munaasabaddii uu madaxweyne \u201cQoor Qoor\u201d ku saxiixay miisaaniyadda waxaa goob joog ka ahaa Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug, Guddoonka Baarlamaanka iyo Xildhibaano ka tirsan maamulkaasi oo uu madaxweynuhu xalay casho sharaf mahadcelin ah u sameeyay.<\/p>\n<p>Miisaaniyadda Galmudug waxaa horey u meel-mariyay Golaha Wasiirrada iyo mudanayaasha Baarlamanka maamulkaas, iyadoo ugu dambeynti Madaxweyne \u201cQoorqoor\u201d xalay uu ku saxiixay Magaalada Dhuusamareeb., isla Xalayana waxa uu casho Sharaf u sameeyay Xildhibaanada Galmudug.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dhuusamareeb(SONNA)&#8211;Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi kaariye \u201cQoorqoor\u201d ayaa xalay saxiixay miisaaniyadda dowladgoboleedka Galmudug ee sanadka 2020-ka kaddib markii ay meelmariyeen golaha wasiirrada iyo mudanayaasha Baarlamanka labaad ee Galmudug. Miisaaniyada cusub ee Galmudug ayaa gaareysa 17,230,054.00 ( todobo iyo toban malyan, laba boqol iyo soddan kun, iyo konton iyo afar doolar) , miisaaniyadan ayaana ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":50,"featured_media":415269,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81,91],"tags":[],"class_list":{"0":"post-415268","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka","8":"category-wargayska"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/415268","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/50"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=415268"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/415268\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":415271,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/415268\/revisions\/415271"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/415269"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=415268"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=415268"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=415268"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}