{"id":415265,"date":"2020-03-03T09:39:39","date_gmt":"2020-03-03T06:39:39","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=415265"},"modified":"2020-03-03T09:39:39","modified_gmt":"2020-03-03T06:39:39","slug":"qulqulka-muhaajiriinta-doonaya-inay-ka-gudbaan-xadka-dalalka-turkiga-iyo-giriiga-oo-sii-xoogeystay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/qulqulka-muhaajiriinta-doonaya-inay-ka-gudbaan-xadka-dalalka-turkiga-iyo-giriiga-oo-sii-xoogeystay\/","title":{"rendered":"Qulqulka Muhaajiriinta doonaya inay ka gudbaan xadka Dalalka Turkiga iyo Giriiga oo sii xoogeystay."},"content":{"rendered":"<p>Istanbul(SONNA)&#8211;Gelinkii hore ee maanta waxaa la waayay meel la kala maro waxaana ciriiri noqday waddooyinka kala duwan ee Istambul gaar ahaan jidka Al-Watan, taasoo ka dhalatay kadib markii muhaajiriinta doonaya inay u gudbaan dhinaca yurub ay isugu soo baxeen aga-gaarka Masjidka Murad Pasha iyo saldhigga metro oo ku dhow waddada weyn ee Al-watan oo ku dhamaantoodba ku yaalla dhinaca Yurub ee magaalada Istanbul.<\/p>\n<p>Muhaajiriintu waxay kusii jeedaan dhanka xadka Giriiga si ay ugu gudbaan dalalka Yurub, iyagoo raacaya basas ka tagaya goobaha cayiman oo ku yaal caasimadda Istanbul.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Istanbul(SONNA)&#8211;Gelinkii hore ee maanta waxaa la waayay meel la kala maro waxaana ciriiri noqday waddooyinka kala duwan ee Istambul gaar ahaan jidka Al-Watan, taasoo ka dhalatay kadib markii muhaajiriinta doonaya inay u gudbaan dhinaca yurub ay isugu soo baxeen aga-gaarka Masjidka Murad Pasha iyo saldhigga metro oo ku dhow waddada weyn ee Al-watan oo ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":50,"featured_media":415266,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81,91],"tags":[],"class_list":{"0":"post-415265","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka","8":"category-wargayska"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/415265","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/50"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=415265"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/415265\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":415267,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/415265\/revisions\/415267"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/415266"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=415265"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=415265"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=415265"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}