{"id":415156,"date":"2020-03-02T08:54:05","date_gmt":"2020-03-02T05:54:05","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=415156"},"modified":"2020-03-02T08:54:05","modified_gmt":"2020-03-02T05:54:05","slug":"shaqaalaha-xafiiska-raiisal-wasaaraha-oo-maanta-u-kallahay-ololaha-isxilqaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/shaqaalaha-xafiiska-raiisal-wasaaraha-oo-maanta-u-kallahay-ololaha-isxilqaan\/","title":{"rendered":"Shaqaalaha Xafiiska Ra\u2019iisal Wasaaraha oo maanta u kallahay Ololaha isxilqaan"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)&#8211;Shaqaalaha kala duwan ee xafiiska Ra\u2019iisal Wasaaraha Soomaaliya ayaa maanta goor hore u diyaar garoobay una soo kallahay ka qayb galka wareega 12-aad ee ololaha isxilqaan ee lagu dhiso goobaha danta guud..<\/p>\n<p>Shaqaalaha ayaa waxaa ku weheliya qaar ka mid ah madaxda xafiiska Ra\u2019iisal Wasaaraha Soomaaliya. iyagoo dhammaantoodba ay ka go\u2019an tahay inay muujiyaan shaqo adag oo ay ka qabtaan xarumaha danta guud ee uu ka socdo ololaha isxilqaan oo heer gebogebo ah maraya.<\/p>\n<p>Xafiiska Ra\u2019iisal Wasaaraha waxa uu kamid yahay xafiisyada Dawladda ee laga hago ama laga maamulo ololaha isxilqaan, iyadoo Madaxweynaha Soomaaliya iyo Ra\u2019iisal Wasaaraha Soomaaliya ay si wada jir ah uga go\u2019an tahay in ololaha isxilqaan uu noqdo mid guulaysta.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)&#8211;Shaqaalaha kala duwan ee xafiiska Ra\u2019iisal Wasaaraha Soomaaliya ayaa maanta goor hore u diyaar garoobay una soo kallahay ka qayb galka wareega 12-aad ee ololaha isxilqaan ee lagu dhiso goobaha danta guud.. Shaqaalaha ayaa waxaa ku weheliya qaar ka mid ah madaxda xafiiska Ra\u2019iisal Wasaaraha Soomaaliya. iyagoo dhammaantoodba ay ka go\u2019an tahay inay muujiyaan shaqo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":50,"featured_media":415157,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81,91],"tags":[],"class_list":{"0":"post-415156","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka","8":"category-wargayska"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/415156","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/50"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=415156"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/415156\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":415158,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/415156\/revisions\/415158"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/415157"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=415156"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=415156"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=415156"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}