{"id":415052,"date":"2020-03-01T08:36:13","date_gmt":"2020-03-01T05:36:13","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=415052"},"modified":"2020-03-01T08:36:13","modified_gmt":"2020-03-01T05:36:13","slug":"heyadaha-u-xilsaaran-dib-u-eegista-dastuurka-oo-yeeshay-kulan-howleed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/heyadaha-u-xilsaaran-dib-u-eegista-dastuurka-oo-yeeshay-kulan-howleed\/","title":{"rendered":"Hey\u2019adaha u xilsaaran dib-u-eegista dastuurka oo yeeshay kulan howleed"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)&#8211;Shir u dhaxeeya Wasaaradda Arrimaha Dastuurka, Gudigga La-socodka Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka ee Baarlamaanka iyo Gudigga Madaxabannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka ayaa manta ka dhacay Muqdisho, kulanka oo looga dooday howlaha horutabinta u leh dhameeystirka dastuurka ayaa waxaa furay Wasiirka Arrimaha Dastuurka Mudane Saalax Axmed Jaamac.<\/p>\n<p>Shirka oo ka dhacay xarunta Aqalka Sare ee ay ku shaqeeyaan gudigga Baarlamaanka ayaa qodobada looga dooday waxaa kamid ahaa is-wareysi ku aadan howlaha u qabsoomay seddexda hay\u2019ad iyo howlaha taagan ee u baahan in la qabto.<\/p>\n<p>Wasiir Saalax Axmed Jaamac oo kulanka ka hadlay ayaa ka warbixiyay waxqabadka Wasaaradda ee bilihii la soo dhaafay, wuxuuna yiri:-\u201cSida aad la socotaan waxa aan kulamo-howleedyo la yeelanay in ku dhow 20 wasaarad oo katirsan XFS, kulamadaas oo lagu lafagurayay wasaarad walba doorka ay ku leedahay dhameeystirka dastuurka si loo helo aragti mideysan oo Dowladda Federaalka ku wajeheyso dhameeystirka dastuurka lagana hortago in hay\u2019adaha dowladda isbar-baryaacaan si aanu dib-u-dhac ugu imaan dhameeystirka dastuurka&#8221;.<\/p>\n<p>Dhanka kale, Gudoomiyaha Gudigga La-socodka Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka ee Baarlamaanka Senator Cabdiqaybdiid iyo Gudoomiye Ku-xigeenka Gudigga Madaxabannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka Marwo Muumino Sheekh ayaa si wadajir ah uga warbixiyay howlaha u qabsoomay iyaga oo sheegay in ay dhamaad ku dhowdahay qodobada dastuurka ee farsamo ahaan u baahan in la saxo.<\/p>\n<p>Sidoo kale labada guddi waxa ay sheegeen iyaga oo fulinaya codsi ugu yimid Gudoonka Baarlamaanka in dhowaan marka uu furmo Kala-fadhiga Baarlamaanka ay horgeeyn doonaan warbixin soo koobeysa howlaha dib-u-eegista dastuurka, iyadoo ugu dambayn, seddexda hey\u2019ad ayaa wax ay ku balameen in la joogteeyo wadashaqeynta lana kordhiyo kulamada la-tashiga dadweynaha si waqtigii loogu talagalay loogu dhameeystiro dastuurka.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-415054\" style=\"background-attachment: scroll; background-clip: border-box; background-color: transparent; background-image: none; background-origin: padding-box; background-position-x: 0%; background-position-y: 0%; background-repeat: repeat; background-size: auto; border-image-outset: 0; border-image-repeat: stretch; border-image-slice: 100%; border-image-source: none; border-image-width: 1; box-sizing: border-box; color: #3a3a3a; font-family: -apple-system,BlinkMacSystemFont,&amp;quot; segoe ui&amp;quot;,roboto,oxygen-sans,ubuntu,cantarell,&amp;quot;helvetica neue&amp;quot;,sans-serif; font-size: 16px; font-style: normal; font-variant: normal; font-weight: 400; height: 200px; letter-spacing: normal; max-width: 1040px; orphans: 2; outline-color: #72777c; outline-style: solid; outline-width: 1px; text-align: left; text-decoration: none; text-indent: 0px; text-transform: none; vertical-align: middle; -webkit-text-stroke-width: 0px; white-space: normal; word-spacing: 0px; border: 0px none #3a3a3a;\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/4-300x200.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/4-300x200.png 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/4-768x512.png 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/4.png 960w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-415055\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/5-300x121.png\" alt=\"\" width=\"491\" height=\"198\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/5-300x121.png 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/5.png 664w\" sizes=\"auto, (max-width: 491px) 100vw, 491px\" \/><b><\/b><i><\/i><u><\/u><span style=\"text-decoration: line-through;\"><\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)&#8211;Shir u dhaxeeya Wasaaradda Arrimaha Dastuurka, Gudigga La-socodka Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka ee Baarlamaanka iyo Gudigga Madaxabannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka ayaa manta ka dhacay Muqdisho, kulanka oo looga dooday howlaha horutabinta u leh dhameeystirka dastuurka ayaa waxaa furay Wasiirka Arrimaha Dastuurka Mudane Saalax Axmed Jaamac. Shirka oo ka dhacay xarunta Aqalka Sare ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":50,"featured_media":415053,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81,91],"tags":[],"class_list":{"0":"post-415052","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka","8":"category-wargayska"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/415052","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/50"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=415052"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/415052\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":415056,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/415052\/revisions\/415056"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/415053"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=415052"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=415052"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=415052"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}