{"id":415019,"date":"2020-02-28T17:51:58","date_gmt":"2020-02-28T14:51:58","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=415019"},"modified":"2020-02-28T17:51:58","modified_gmt":"2020-02-28T14:51:58","slug":"wasiirka-arrimaha-dibadda-xfs-oo-gaaray-suudaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-arrimaha-dibadda-xfs-oo-gaaray-suudaan\/","title":{"rendered":"Wasiirka Arrimaha dibadda XFS oo gaaray Suudaan"},"content":{"rendered":"<p><strong>Muqdisho(SONNA)<\/strong> Wasiirka Arrimaha dibadda, iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Amb Axmed Ciise Cawad ayaa Gaaray magaalada Khartuum ee Caasimadda dalka Suudaan.<\/p>\n<p>Wafdiga wasiirka Waxaana garoon-ka diyaaradaha ee magaladaasi\u00a0 Khaartuum kusoo dhaweeyey mas&#8217;uuliyin ka tirsan wasaradda arrimaha dibada ee Suudaan una qaabilsan IGAD,waxaana kamid ahaa danjire Cabaad Nuuradiin danjiraha Safarada Soomaalia iyo diplomaaciyiinta Safaaradda.<\/p>\n<p>wasiirka ayaa lagu wada in uu mudo sadex cisho ah ku sugnaado dalkaasi Suudaan, isagoo ka qayb-gali doona shirar Kala duwan oo ka dhacaya halkaasi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA) Wasiirka Arrimaha dibadda, iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Amb Axmed Ciise Cawad ayaa Gaaray magaalada Khartuum ee Caasimadda dalka Suudaan. Wafdiga wasiirka Waxaana garoon-ka diyaaradaha ee magaladaasi\u00a0 Khaartuum kusoo dhaweeyey mas&#8217;uuliyin ka tirsan wasaradda arrimaha dibada ee Suudaan una qaabilsan IGAD,waxaana kamid ahaa danjire Cabaad Nuuradiin danjiraha Safarada Soomaalia iyo diplomaaciyiinta Safaaradda. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":404589,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-415019","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/415019","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=415019"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/415019\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":415020,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/415019\/revisions\/415020"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/404589"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=415019"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=415019"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=415019"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}