{"id":415015,"date":"2020-02-28T16:07:31","date_gmt":"2020-02-28T13:07:31","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=415015"},"modified":"2020-02-28T16:07:55","modified_gmt":"2020-02-28T13:07:55","slug":"wasiirka-waxbarashada-xfs-oo-dhagax-dhigay-dhismaha-dugsiga-sare-ee-degmada-ceelbarde","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-waxbarashada-xfs-oo-dhagax-dhigay-dhismaha-dugsiga-sare-ee-degmada-ceelbarde\/","title":{"rendered":"Wasiirka waxbarashada XFS oo Dhagax dhigay dhismaha Dugsiga sare ee Degmada Ceelbarde"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka waxbarshada iyo tacliinta sare, Cabdullaahi Goodax Barre ayaa Maanta Dhagax-dhigay Dugsi sare oo ay yeelaneyso Degmada Ceel-barde oo ka tirsan Gobolka Bakool.<\/p>\n<p>Mudane; Goodax oo uu socdaalkiisa ku wehliyo Xildhibaan; Cabdulwahaab Ugaas Khaliif oo ka tirsan mudanayaasha Golaha Shacabka ee Barlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa waxay ka mahad celiyeen sidii diirranayd ee halkaasi loogu soo dhoweeyay.<\/p>\n<p>Wasiirka Waxbrashada iyo tacliinta sare ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya , Cabdullaahi Goodax Barre ayaa sheegay in Iskuulkan ay Maanta Dhagax-dhigeen uu ahmiyad weyn u leeyahay Dadka ku dhaqan Degmada Ceel-berde iyo nawaaxigeeda.<\/p>\n<p>Degmada Ceel-berde ayaa lahayd Dugsi hoose dhexe oo kaliya, iyagoo Ardayda halkaasi kasoo baxdana ay waxbarsho sare u doonan jireen Degmada Xuddur ee Caasimadda Gobolka Bakool iyo meelo kale, waxanay Bulshada halkaasi ku dhaqan aad u bogaadiyeen Dhagax-dhigga Iskuulka cusub ee laga hirgelinayo Ceel-barde.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka waxbarshada iyo tacliinta sare, Cabdullaahi Goodax Barre ayaa Maanta Dhagax-dhigay Dugsi sare oo ay yeelaneyso Degmada Ceel-barde oo ka tirsan Gobolka Bakool. Mudane; Goodax oo uu socdaalkiisa ku wehliyo Xildhibaan; Cabdulwahaab Ugaas Khaliif oo ka tirsan mudanayaasha Golaha Shacabka ee Barlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa waxay ka mahad celiyeen sidii diirranayd ee halkaasi loogu soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":415016,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-415015","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/415015","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=415015"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/415015\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":415017,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/415015\/revisions\/415017"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/415016"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=415015"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=415015"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=415015"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}