{"id":414930,"date":"2020-02-27T09:01:23","date_gmt":"2020-02-27T06:01:23","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=414930"},"modified":"2020-02-27T09:01:23","modified_gmt":"2020-02-27T06:01:23","slug":"bangiga-horumarinta-afrika-oo-goaamiyay-habkii-ay-ku-cafin-lahaayeen-deynta-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/bangiga-horumarinta-afrika-oo-goaamiyay-habkii-ay-ku-cafin-lahaayeen-deynta-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Bangiga horumarinta Afrika oo go\u2019aamiyay habkii ay ku cafin lahaayeen deynta Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Bangiga Horumarinta Afrika ayaa ansixiyay hannaanka ay Soomaaliya uga cafinayaan $122.55 milyan oo doolar oo ah deyntii ay ku lahaayeen.<\/p>\n<p>Kulan ay yeesheen guddiga sare ee maamulka Bangiga Horumarinta Afrika ayaa maanta lagu go\u2019aamiyay habkii ay ku cafin lahaayeen deyntii ay ku lahaayeen Soomaaliya.<\/p>\n<p>Go\u2019aan kaan taariikhiga ah waxa uu Soomaaliya u furayaa albaab cusub oo horumar ah, oo ay ka midtahay Soomaaliya in loola macaamilo sida dalalka kale ee Qaaradda Afrika, isla markaana laga qaado cunuqabateyntii saarneyd.<\/p>\n<p>\u201cHadaan nahay Soomaaliya Dadaalkeenii wuu muuqdaa, waana ku farxi karnaa\u201d.ayuu yiri Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle.<\/p>\n<p>\u201cBangiga Horumarinta Afrika wuxuu Soomaaliya ku raacay dib-u-habeyn adag, taas oo ka dhigaysa Soomaaliya kaliya inay noqoto meel wanaagsan dhammaan dhinac kasta Soomaalida. Waxaa naga go\u2019an inaan sii wadno dib-u-habaynteena maadaama aan aragnay faa\u2019iidooyinkooda, nidaamyadeena maamul iyo awoodda aan u maareyno dhaqaalaheena iyo tan ugu muhiimsan, inaan sare u qaadno isla xisaabtanka hay\u2019adaha dowladda.\u201d Ayuu yiri Wasiir Beyle.<\/p>\n<p>Wasiirka Maaliyadda ayaa intaa ku daray \u201cDadaalkani waa taariikhi, laakin intaan ka badan oo horumar ah ayaa inoo haray, kamana caajisidoono inaan ka miro dhalino hadafkeena ah guusha Soomaaliya\u201d.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Bangiga Horumarinta Afrika ayaa ansixiyay hannaanka ay Soomaaliya uga cafinayaan $122.55 milyan oo doolar oo ah deyntii ay ku lahaayeen. Kulan ay yeesheen guddiga sare ee maamulka Bangiga Horumarinta Afrika ayaa maanta lagu go\u2019aamiyay habkii ay ku cafin lahaayeen deyntii ay ku lahaayeen Soomaaliya. Go\u2019aan kaan taariikhiga ah waxa uu Soomaaliya u furayaa albaab cusub [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":414931,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-414930","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/414930","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=414930"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/414930\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":414932,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/414930\/revisions\/414932"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/414931"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=414930"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=414930"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=414930"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}