{"id":414907,"date":"2020-02-26T12:53:15","date_gmt":"2020-02-26T09:53:15","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=414907"},"modified":"2020-02-26T12:58:43","modified_gmt":"2020-02-26T09:58:43","slug":"wasiir-beyledib-u-habeynta-hayadaheenna-amniga-ayaa-innoo-sahashay-guusha-wadajirka-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiir-beyledib-u-habeynta-hayadaheenna-amniga-ayaa-innoo-sahashay-guusha-wadajirka-ah\/","title":{"rendered":"Wasiir Beyle\u201cDib u habeynta hay\u2019adaheenna amniga ayaa innoo sahashay guusha wadajirka ah\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane; Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa xafiiskiisa kula kulmay Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Janaraal Odowaa Yuusuf Raage iyo saraakiil ka tirsan ciidanka, waxeyna ka wada hadleen dib u habeynta lagu sameeyay ciidamada.<\/p>\n<p>Wasiir Beyle ayaa sheegay in ciidamada ay u kordhiyeen lacag gaareysa 70 doolar laga bilaabo bisha Janaayo ee Sannadkaan 2020-ka.<\/p>\n<p>\u201cDib-u-habeynta hey\u2019adeheena amniga ayaa inoo sahashay guusha wadajirka ah ee heer gobol &amp; heer Dowladeed.Guushaan dib-u-habeynta ah waxaa wehliya koror dhan $70 oo ah mushaarka Ciidanka oo aan bilownay bixinteeda laga bilaabo January 2020. Ciidamadeenu waa kuwa aad ugu qalma qadarin iyo taageero joogta ah in aan la garab istaagno\u201dayuu yiri Wasiir Beyle.<\/p>\n<p>Wasiirka Maaliyadda mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa Alle uga baryay ciidamada Qaranka ee naftooda u huray difaaca dalka,dadka iyo diinta inuu ku guuleeyo howlaha Qaranka ay u hayaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane; Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa xafiiskiisa kula kulmay Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Janaraal Odowaa Yuusuf Raage iyo saraakiil ka tirsan ciidanka, waxeyna ka wada hadleen dib u habeynta lagu sameeyay ciidamada. Wasiir Beyle ayaa sheegay in ciidamada ay u kordhiyeen lacag gaareysa 70 doolar laga bilaabo bisha Janaayo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":414908,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-414907","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/414907","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=414907"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/414907\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":414909,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/414907\/revisions\/414909"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/414908"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=414907"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=414907"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=414907"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}