{"id":414886,"date":"2020-02-25T19:16:50","date_gmt":"2020-02-25T16:16:50","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=414886"},"modified":"2020-02-25T19:16:50","modified_gmt":"2020-02-25T16:16:50","slug":"madax-ka-tirsan-xfs-oo-ka-qeyb-galay-shir-ka-furmay-magaaladda-khartoum-ee-dalka-sudan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madax-ka-tirsan-xfs-oo-ka-qeyb-galay-shir-ka-furmay-magaaladda-khartoum-ee-dalka-sudan\/","title":{"rendered":"Madax ka tirsan XFS oo ka qeyb galay Shir ka furmay Magaaladda Khartoum ee dalka Sudan."},"content":{"rendered":"<p>Khartoum (SONNA)- Waxaa Magaaladda Khartoum ee caasimada dalka Sudan gaaray wafuud kala duwan oo ka qayb-galaya shirka Urur Goboleedka IGAD, kaas oo ka furmay halkaasi.<\/p>\n<p>Shirkaan ayaa looga hadlayaa isdhex-marka Dad-ka iyo Ganacsiga wadamada ku bahoobay Urur goboleedka IGAD.<\/p>\n<p>Waxaa Soomaaliya shirkaan uga qayb-galaya masuuliyiin ka socda wasaaradaha amniga, arrimaha dibadda, shaqada iyo shaqaalaha iyo sidoo kale Cadaaladda.<\/p>\n<p>Xoghayaha guud ee Urur goboleedka IGAD Mudane Workneh Gebeyehu oo furay shirkaan ayaa sheegay in haddii wadamada ku Bahoobay IGAD ay meel mariyaan sharciyada lagu heshiiyo ay muhimad gaar ah u yeelan doonto shacabka wadamadaasi.<\/p>\n<p>Shirkaan oo gabo-gabadiisa ay ka soo qayb geli doonaan wasiiro ka tirsan xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu wadaa in laga gaaro guulo wax ku ool ah, kuwaas oo faa&#8217;iido u leh shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-414887\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/7f5db10d-2163-46b2-9e1c-060057066fec-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/7f5db10d-2163-46b2-9e1c-060057066fec-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/7f5db10d-2163-46b2-9e1c-060057066fec-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/7f5db10d-2163-46b2-9e1c-060057066fec.jpg 960w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-414888\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/9a04864d-bd1d-44e3-94fe-06b779d6a0ec-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/9a04864d-bd1d-44e3-94fe-06b779d6a0ec-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/9a04864d-bd1d-44e3-94fe-06b779d6a0ec-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/9a04864d-bd1d-44e3-94fe-06b779d6a0ec.jpg 960w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khartoum (SONNA)- Waxaa Magaaladda Khartoum ee caasimada dalka Sudan gaaray wafuud kala duwan oo ka qayb-galaya shirka Urur Goboleedka IGAD, kaas oo ka furmay halkaasi. Shirkaan ayaa looga hadlayaa isdhex-marka Dad-ka iyo Ganacsiga wadamada ku bahoobay Urur goboleedka IGAD. Waxaa Soomaaliya shirkaan uga qayb-galaya masuuliyiin ka socda wasaaradaha amniga, arrimaha dibadda, shaqada iyo shaqaalaha iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":414887,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-414886","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/414886","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=414886"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/414886\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":414889,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/414886\/revisions\/414889"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/414887"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=414886"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=414886"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=414886"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}