{"id":414817,"date":"2020-02-25T09:40:01","date_gmt":"2020-02-25T06:40:01","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=414817"},"modified":"2020-02-25T10:03:28","modified_gmt":"2020-02-25T07:03:28","slug":"maxkamadda-cqs-oo-xukun-ku-riday-koox-burcad-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/maxkamadda-cqs-oo-xukun-ku-riday-koox-burcad-ah\/","title":{"rendered":"Maxkamadda CQS oo Xukun ku riday koox Burcad ah"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)&#8211;Maxakamadda Ciidamada Qalabka Sida oo u fariisatay Dacwad ciqaabeed Dhallinyaro loo heysto Burcadnimo hubeysan ayaa ku kala riday xukunno kala duwan.<\/p>\n<p>Maxkamaddu waxay Cabdikaafi Cabdi Jaamac Warsame xukumay 8-sano oo xabsi ciidan ah, Maxkamadda\u00a0 waxay kaloo ay ku xukuntay Cabbdirisaaq Maxamed Abshir Kheyre 5-sano oo xabsi ciidan ah, halka Maxamed Cabduqaadir \u00a0Maxamed Cumar la siiyo xurriyadiisa haddii uusan jirin dambi kale sida uu u sheegay dhinacyada dacwadda Gaashaanle\u00a0 Sare xasan Cali Nuur\u00a0 Shuute Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee ciidamada qalabka sida.<\/p>\n<p>Cabdikaafi Cabdi Jaamac Warsame oo isku dayay in uu dilo Askariga maraya xaafadda \u00a0taleex ee degmada Hodan ayaa Maxkamadda u sheegay in\u00a0 uu jiro shaqsi kale oo isna kamid ah kooxdan oo xilligaasi kula jiray howlaha Burcadnimada ah, waxa uu sheegay in uu ku hubeysnaa Bistoolad Taate ah sidoo kale hadda ka hor \u00a0saldhiga degmada Wadajir loogu xiray tuuganim.<\/p>\n<p>Cabdirisaaq Maxamed Abshir Kheyre ayaa ahaa milkiilaha Mootada, waxa uuna u dhiibi jiray sida uu qirtay eedeysanaha labaad mana jirin wax kale oo xiriir ah oo ka dhexeeyay marka laga yimaado in ay is fahansayeen sida uu u sheegay Garsoorayaasha.<\/p>\n<p>Dhallinyaradaasi ayaa aheyd koox ka abaabulan Magaalada Muqdisho, dhacna ku geysata Bistoolado iyaga oo isticmaalaya Mooto Bajaaj, waxa ayna dilaan qofkii isku dhajiya agabka ay xilligaas ka dhacayaan side Teleefoonada, Lacag\u00a0 iyo Kombiitarrada.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-414820\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/4-1-300x169.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"169\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/4-1-300x169.png 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/4-1-768x432.png 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/4-1-1024x576.png 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/4-1.png 1080w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-414821\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/5-2-300x169.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"169\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/5-2-300x169.png 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/5-2-768x432.png 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/5-2-1024x576.png 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/5-2.png 1080w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)&#8211;Maxakamadda Ciidamada Qalabka Sida oo u fariisatay Dacwad ciqaabeed Dhallinyaro loo heysto Burcadnimo hubeysan ayaa ku kala riday xukunno kala duwan. Maxkamaddu waxay Cabdikaafi Cabdi Jaamac Warsame xukumay 8-sano oo xabsi ciidan ah, Maxkamadda\u00a0 waxay kaloo ay ku xukuntay Cabbdirisaaq Maxamed Abshir Kheyre 5-sano oo xabsi ciidan ah, halka Maxamed Cabduqaadir \u00a0Maxamed Cumar la siiyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":50,"featured_media":414819,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-414817","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/414817","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/50"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=414817"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/414817\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":414824,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/414817\/revisions\/414824"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/414819"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=414817"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=414817"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=414817"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}