{"id":414597,"date":"2020-02-22T09:24:08","date_gmt":"2020-02-22T06:24:08","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=414597"},"modified":"2020-02-22T09:24:08","modified_gmt":"2020-02-22T06:24:08","slug":"ciidanka-xds-oo-la-wareegay-saldhig-ay-al-shabaab-ku-lahaayeen-sh-dhexe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xds-oo-la-wareegay-saldhig-ay-al-shabaab-ku-lahaayeen-sh-dhexe\/","title":{"rendered":"Ciidanka XDS oo la wareegay Saldhig ay Al-Shabaab ku lahaayeen Sh\/dhexe"},"content":{"rendered":"<p>Jowhar-(SONNA)-Cutubyo ka tirsan ciidanka XDS ayaa howlgal ay ka sameeyeen duleedka Degmada Balcad waxa ay ku dileen horjoogayaal ka tirsan maleeshiyaadka Al-Shabaab, iyagoo burburiyay goob ay Gaadiidka uga qaadi jireen Lacago baad ah.<\/p>\n<p>Howl-galka oo ka dhacay degaanka Danida ayay Ciidamadu Cagta ku mariyeen Saldhig ay nabad-diidku ku lahaayeen halkaasi, iyagoo dilay Labo horjooge, halka tiro intaa ka badanna lagu dhaawacay.<\/p>\n<p>Qaar ka mid ah Dadka ku dhaqan Danida ayaa warbaahinta Qaranka u sheegay in Ciidanku ay ku suganyihiin Saldhiggii ay kala wareegeen maleeshiyada Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Howlgalkan ayaa qeyb ka ah tallaabooyinka ay Ciidanku ku wiiqayaan awoodda Argagixisada kuna xaqiijinayaan ammaanka Waddada isku xirta Degmooyinka Balcad iyo Jowhar.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jowhar-(SONNA)-Cutubyo ka tirsan ciidanka XDS ayaa howlgal ay ka sameeyeen duleedka Degmada Balcad waxa ay ku dileen horjoogayaal ka tirsan maleeshiyaadka Al-Shabaab, iyagoo burburiyay goob ay Gaadiidka uga qaadi jireen Lacago baad ah. Howl-galka oo ka dhacay degaanka Danida ayay Ciidamadu Cagta ku mariyeen Saldhig ay nabad-diidku ku lahaayeen halkaasi, iyagoo dilay Labo horjooge, halka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":414599,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-414597","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/414597","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=414597"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/414597\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":414600,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/414597\/revisions\/414600"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/414599"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=414597"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=414597"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=414597"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}