{"id":414538,"date":"2020-02-20T14:06:54","date_gmt":"2020-02-20T11:06:54","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=414538"},"modified":"2020-02-20T14:07:18","modified_gmt":"2020-02-20T11:07:18","slug":"soomaaliya-iyo-cumaan-oo-ka-wada-hadlay-xoojinta-ganacsiga-labada-dalsawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/soomaaliya-iyo-cumaan-oo-ka-wada-hadlay-xoojinta-ganacsiga-labada-dalsawirro\/","title":{"rendered":"Soomaaliya iyo Cumaan oo ka wada hadlay xoojinta ganacsiga Labada Dal+Sawirro"},"content":{"rendered":"<p>Muscat-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya Inj; Cabdullaahi Cali ayaa Magaalada Musqat kula kulmay dhiggiisa Dalka Cumaan, Ali bin Mascuud Al-Sanadi.<\/p>\n<p>Wasiirka oo ay wehelinayaan mas\u2019uuliyiin ka tirsan Wasaaradda iyo rugta ganacsiga Soomaaliya, ayaa madaxdii ay la kulmeen waxay kala hadleen siddii loo xoojin lahaa xiriirka ganacsiga soo-jireenka ah ee u dhaxeeya labada Waddan, gaar ahaan dhanka Xoolaha.<\/p>\n<p>Labada dhinac ayaa waxay isku raaceen in loo baahan yahay in kor loo qaado tayada Xoolaha si looggu dhoofiyo Suuqyada Gobalka iyo kuwa Caalamka.<\/p>\n<p>Wasiirrada ayaa waxay sidoo kale ka wada hadleen in la helo is-Afgarad u dhaxeeya labada Wasaaradood oo la xiriira arrimaha ganacsiga iyo Warshadaha, isla markaana la sameeyo Guddi farsamo oo ka shaqeeya sidii loo xoojin lahaa cilaaqaadka ganacsi ee labada dhinac.<\/p>\n<p>Waxanay sidoo kale isku raaceen in la abuuro madal ay ku kulmaan ganacsatada Soomaaliya iyo kuwa Cummaan (Somali-Oman Business Forum).<\/p>\n<p>Dhinacyadu, waxa kale oo ay isla soo qaadeen in labada Dal ay isku xiraan Dhallinyarada leh hibada hal abuurka ganacsi, maaddaama ay haystaan da&#8217;yar aad u badan oo ku wanaagsan ganacsiga casriga ah ee dhanka Tiknoolojiyadda.<\/p>\n<p>Madaxda rugta ganacsiga Soomaaliya iyo Cummaan ayaa iyaguna yeeshay kulan gaar ah,waxanay ka wada hadleen fursadaha ganacsi ee ay wada yeelan karaan Labada dhinac.<\/p>\n<p>Waxaanay isku Af-garteen in ay ganacsi wadaag noqdaan isla markaana ay yeeshaan kulamo joogto ah oo ay kaga tashadaan kordhinta ganacsigooda.<\/p>\n<p>Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya Inj; Cabdullaahi Cali Xasan iyo weftigiisa ayaa intaa ka dib booqday Matxafka Qaranka Dalka Cumman, kaas oo ah meel lagu keydiyo Taariikhda iyo dhaqanka Dalkaasi.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-414540 \" style=\"font-weight: inherit;\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/ganacsiga2-1.jpg\" alt=\"\" width=\"956\" height=\"824\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/ganacsiga2-1.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/ganacsiga2-1-300x259.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 956px) 100vw, 956px\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-414541 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/gancsiga3.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"647\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/gancsiga3.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/gancsiga3-300x202.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/gancsiga3-768x518.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-414542 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/gansiga2.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/gansiga2.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/gansiga2-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/gansiga2-768x512.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muscat-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya Inj; Cabdullaahi Cali ayaa Magaalada Musqat kula kulmay dhiggiisa Dalka Cumaan, Ali bin Mascuud Al-Sanadi. Wasiirka oo ay wehelinayaan mas\u2019uuliyiin ka tirsan Wasaaradda iyo rugta ganacsiga Soomaaliya, ayaa madaxdii ay la kulmeen waxay kala hadleen siddii loo xoojin lahaa xiriirka ganacsiga soo-jireenka ah ee u dhaxeeya labada Waddan, gaar [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":414539,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-414538","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/414538","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=414538"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/414538\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":414543,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/414538\/revisions\/414543"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/414539"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=414538"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=414538"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=414538"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}