{"id":414533,"date":"2020-02-20T13:41:04","date_gmt":"2020-02-20T10:41:04","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=414533"},"modified":"2020-02-20T13:41:04","modified_gmt":"2020-02-20T10:41:04","slug":"wasiir-beyle-oo-ka-qeyb-galay-bandhigga-warbixinta-canshuuraha-berriga-ee-2020sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiir-beyle-oo-ka-qeyb-galay-bandhigga-warbixinta-canshuuraha-berriga-ee-2020sawirro\/","title":{"rendered":"Wasiir Beyle oo ka qeyb galay bandhigga warbixinta Canshuuraha berriga ee 2020+Sawirro"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda maaliyadda Soomaaliya, Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa Maanta ka qeyb galay bandhigga war bixinta Sanadlaha ah ee canshuuraha berriga ee 2020 -ka.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa sheegay in dakhliga ka soo xerooday Canshuuraha berriga uu kordhay Sanadihii ugu dambeeyay, maadaama dedaallo dheeri ah ay wasaaraddu ku bixisay.<\/p>\n<p>\u201cIsbeddalka faa\u2019idada badan waxaa sabab u ah sharciyadii aan meel marinay, wacyi gelin Bulsho iyo wada shaqeyn wanaagsan oo aan la leenahay Canshuur bixiyaha Dalka\u201d ayuu yir: Wasiir Beyle.<\/p>\n<p>&#8220;Dalkeenna waa in aan ku dhisanaa maalkeenna iyo dhididkeenna&#8221; sidaas waxa Bartiisa Fecebook-ga ku qoray Wasiirka maaliyadda XFS, C\/raxmaan Ducaale Beyle.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-414535 \" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/BEYLE.jpg\" alt=\"\" width=\"956\" height=\"637\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/BEYLE.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/BEYLE-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 956px) 100vw, 956px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-414536 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/BEYLE1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/BEYLE1-1.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/BEYLE1-1-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/BEYLE1-1-768x512.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda maaliyadda Soomaaliya, Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa Maanta ka qeyb galay bandhigga war bixinta Sanadlaha ah ee canshuuraha berriga ee 2020 -ka. Wasiirka ayaa sheegay in dakhliga ka soo xerooday Canshuuraha berriga uu kordhay Sanadihii ugu dambeeyay, maadaama dedaallo dheeri ah ay wasaaraddu ku bixisay. \u201cIsbeddalka faa\u2019idada badan waxaa sabab u ah sharciyadii aan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":414534,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-414533","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/414533","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=414533"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/414533\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":414537,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/414533\/revisions\/414537"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/414534"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=414533"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=414533"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=414533"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}