{"id":414500,"date":"2020-02-20T11:49:51","date_gmt":"2020-02-20T08:49:51","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=414500"},"modified":"2020-02-20T11:49:51","modified_gmt":"2020-02-20T08:49:51","slug":"shir-la-xariira-howlgabka-shaqaalaha-rayidka-oo-nairobe-lagu-qabtay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/shir-la-xariira-howlgabka-shaqaalaha-rayidka-oo-nairobe-lagu-qabtay\/","title":{"rendered":"Shir la xariira howlgabka shaqaalaha Rayidka oo Nairobe lagu qabtay."},"content":{"rendered":"<p>Nairobe(SONNA)-Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sadik Warfa ayaa magaalada Nairobi ku soo xiray shir saddexdii maalmood ee u dambeyay ka socday halkaasi oo looga hadlay Hawl-gabka shaqaalaha Rayidka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Shirka waxaa ka qeybgalay Wasaaradaha Shaqada ee dowlad-gobolleedyada, guddiga shaqaalaha rayidka Federaalka iyo mas\u2019uuliyiin sare oo ka tirsan Bangiga Adduunka, iyadoo aad looga falan- qooday siyaasadaha iyo xeererka ugu degsan Dowladda federaalka iyo dowlad-gobolleedyada xubnaha ka ah.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-414502\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/3-2-300x225.png\" alt=\"\" width=\"727\" height=\"545\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/3-2-300x225.png 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/3-2-768x576.png 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/3-2.png 960w\" sizes=\"auto, (max-width: 727px) 100vw, 727px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Nairobe(SONNA)-Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sadik Warfa ayaa magaalada Nairobi ku soo xiray shir saddexdii maalmood ee u dambeyay ka socday halkaasi oo looga hadlay Hawl-gabka shaqaalaha Rayidka Soomaaliyeed. Shirka waxaa ka qeybgalay Wasaaradaha Shaqada ee dowlad-gobolleedyada, guddiga shaqaalaha rayidka Federaalka iyo mas\u2019uuliyiin sare oo ka tirsan Bangiga Adduunka, iyadoo aad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":50,"featured_media":414501,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-414500","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/414500","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/50"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=414500"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/414500\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":414504,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/414500\/revisions\/414504"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/414501"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=414500"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=414500"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=414500"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}