{"id":414469,"date":"2020-02-19T19:42:35","date_gmt":"2020-02-19T16:42:35","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=414469"},"modified":"2020-02-19T19:42:35","modified_gmt":"2020-02-19T16:42:35","slug":"golaha-shacabka-bjfs-oo-maanta-meel-mariyey-hidise-sharciyeedyo-dhowr-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/golaha-shacabka-bjfs-oo-maanta-meel-mariyey-hidise-sharciyeedyo-dhowr-ah\/","title":{"rendered":"Golaha Shacabka BJFS oo maanta Meel Mariyey Hidise Sharciyeedyo dhowr ah."},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Mudanyaasha Golaha Shacabka BJFS ayaa Maanta Yeeshay Kulankooda 32-aad ee Kalfadhiga 6-aad, Kooramka Kulanka Maanta Ayaa Waxaa UU Ku Furmay 144 Mudane, Waxaana Shir Gudoominayey Guddomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan.<\/p>\n<p>Ajendaha Kulanka Maanta Ayaa Waxaa Uu Ahaa:-<br \/>\n1-Furitaanka Aayadaha Qur&#8217;aanka Kariimka ah<br \/>\n2-Ansixinta Ajendaha<br \/>\n3-Warbixinta Hindise-sharciyeed-yada Kasoo Noqday Aqalka Sare.<br \/>\n4&#8211;Sharciga Doorashooyinka Qaranka Heer Federal.<br \/>\n5-Sharciga Duulista Rayidka.<br \/>\n6-Sharciga Jaan-gooynta Iyo Tayo-dhowrka Soomaliyeed.<br \/>\n7-Sharciga Tirokoobka Qaranka.<br \/>\n8-Hindise Sharciyeedka Xeerka Warbaahinta.<br \/>\n9-Hindise Sharciyeedka Howlgabnimada Iyo Xaqsiinta Ciidamada.<br \/>\n10-Qeybinta Hindisaha Dib-u-eegista Iyo Kaabista Sharciga Xisbiyada Siyaasadda Dalka.<\/p>\n<p>Ugu Horeyn Mudanyaasha Golaha Shacabka BJFS Ayaa Dooda Maanta Waxay Ku Meel Mariyeen Hidise Sharciyeedyo Ay Kamid Yihiin:-<br \/>\n1-Sharciga Doorashooyinka Heer Federal<br \/>\n2-Hindise-Sharciyeedka Xeerka Warbaahinta.<br \/>\n3-Hindise Sharciyeedka Howlgabnimada Iyo Xaqsiinta Ciidamada.<br \/>\n4-Sharciga Duulista Rayidka.<br \/>\n5-Sharciga Jaan-gooynta Iyo Tayo-dhowrka Soomaliyeed.<\/p>\n<p>Dhanka Kale Waxa Dib Loo Dhigay Qeybinta Hindisaha Dib-u-eegista Iyo Kaabista Sharciga Xisbiyada Siyaasadda Dalka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Mudanyaasha Golaha Shacabka BJFS ayaa Maanta Yeeshay Kulankooda 32-aad ee Kalfadhiga 6-aad, Kooramka Kulanka Maanta Ayaa Waxaa UU Ku Furmay 144 Mudane, Waxaana Shir Gudoominayey Guddomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan. Ajendaha Kulanka Maanta Ayaa Waxaa Uu Ahaa:- 1-Furitaanka Aayadaha Qur&#8217;aanka Kariimka ah 2-Ansixinta Ajendaha 3-Warbixinta Hindise-sharciyeed-yada Kasoo Noqday Aqalka Sare. 4&#8211;Sharciga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":410243,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-414469","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/414469","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=414469"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/414469\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":414470,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/414469\/revisions\/414470"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/410243"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=414469"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=414469"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=414469"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}