{"id":414449,"date":"2020-02-19T12:35:19","date_gmt":"2020-02-19T09:35:19","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=414449"},"modified":"2020-02-19T12:35:43","modified_gmt":"2020-02-19T09:35:43","slug":"shirka-dib-u-eegista-dastuurka-oo-lagu-soo-gaba-gabeeyay-muqdishosawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/shirka-dib-u-eegista-dastuurka-oo-lagu-soo-gaba-gabeeyay-muqdishosawirro\/","title":{"rendered":"Shirka dib u eegista Dastuurka oo lagu soo gaba-gabeeyay Muqdisho+Sawirro"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasirr ku xigeenka wasaaradda Dastuurka Soomaaliya, Dr; Xuseen Cabdi Cilmi ayaa soo xiray kulan looga hadlayay dib u eegista Dastuurka.<\/p>\n<p>Kulanka oo ay si wadajir ah u soo qabanqaabiyeen Wasaaradda Dastuurka iyo Wasaaradda arrimaha gudaha ayaa waxaa looga dooday hannaanka faderaaleynta, maaliyadda, awood qeybsiga, nidaamka caddaaladda iyo amniga, maqaamka Muqdisho, kheyraad-wadaaga, nooca qaab-dhismeedka Dowladda iyo qodobbo kale oo muhiim u ah dhameystirka Dastuurka.<\/p>\n<p>Wasiir Ku-xigeenka ayaa u mahad celiyay wasaaradaha, hay&#8217;adaha Dowladda iyo kuwa caalamiga ah ee ka qayb qaatay 18-kii Cisho ee ay socdeen kulamo-howleedyada, isagoo si ah u dul istaagan kaalinkii ay ku lahayd Wasaaradda arrimaha gudaha Soomaaliya.<\/p>\n<p>Wuxuuna sheegay in ay rajeynayaan qaban-qaabada banbax-howleed ay yeelan doonaan Golaha Wasiirrada, iyada oo la horgeeyn doono arrimihii laga shaqeeyay intii ay socdeen kulamadan.<\/p>\n<p>Wasaaradda Dastuurka ayaa lagu wadaa in Sanadkan gudahiisa ay dhameystirto dib u eegista Dastuurka, iyada oo xoojineysa wada shaqeynta kala dhaxeeysa dhamaan Guddiyada iyo hay\u2019adaha kale ee Dowladda ee ku lugta leh arrimaha Dastuurka ee u baahan in heshiis siyaasadeed laga gaaro.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-414451 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/DAS1.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/DAS1.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/DAS1-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/DAS1-768x512.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-414452 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/DAS2.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/DAS2.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/DAS2-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/DAS2-768x512.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-414453 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/DAS3.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/DAS3.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/DAS3-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/DAS3-768x512.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-414454 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/DAS4-1.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/DAS4-1.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/DAS4-1-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/DAS4-1-768x512.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasirr ku xigeenka wasaaradda Dastuurka Soomaaliya, Dr; Xuseen Cabdi Cilmi ayaa soo xiray kulan looga hadlayay dib u eegista Dastuurka. Kulanka oo ay si wadajir ah u soo qabanqaabiyeen Wasaaradda Dastuurka iyo Wasaaradda arrimaha gudaha ayaa waxaa looga dooday hannaanka faderaaleynta, maaliyadda, awood qeybsiga, nidaamka caddaaladda iyo amniga, maqaamka Muqdisho, kheyraad-wadaaga, nooca qaab-dhismeedka Dowladda iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":414450,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-414449","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/414449","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=414449"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/414449\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":414455,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/414449\/revisions\/414455"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/414450"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=414449"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=414449"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=414449"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}