{"id":414439,"date":"2020-02-19T11:49:54","date_gmt":"2020-02-19T08:49:54","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=414439"},"modified":"2020-02-19T11:50:17","modified_gmt":"2020-02-19T08:50:17","slug":"saraakiil-ka-tirsan-xds-oo-faahfaahin-ka-bixiyay-jabkii-gaaray-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/saraakiil-ka-tirsan-xds-oo-faahfaahin-ka-bixiyay-jabkii-gaaray-al-shabaab\/","title":{"rendered":"Saraakiil ka tirsan XDS oo faahfaahin ka bixiyay Jabkii gaaray Al-shabaab"},"content":{"rendered":"<p>Qoryooleey(SONNA)&#8211;Saraakiil ka tiran ciidanka Xoogga dalka oo la hadlay warbaahinta ayaa faah faahiyay weerar ku bilowday qarax ismiidaamin ah iyo dagaal xigay oo saaka Al-Shabaab ay ku qaaday deegaanka Ceel-Saliini ee gobolka Sh\/Hoose.<\/p>\n<p>Saraakiishaan ayaa sheegay inay ka hortageen weerarkaasi, islamarkaan ay khasaare dhimasho iyo dhaawacba ku gaarsiiyeen kooxdii hubeysnaa ee soo qaaday.<\/p>\n<p>Saraakiishu waxa ay intaasi ku dareen in iyagoo ku jireen feejignaan uu dagaalku dhacay, taasina ay sahashay inay fashliliyaan, sida ay hadalka u dhigeen.<\/p>\n<p>\u201cCiidamada oo ku jira feejignaa ayay soo weerareen Al-Shabaab waxaana ka hortagnay isku daygaasi weerarka ah oo ay soo qaadeen Al-Shabaab, balse Khasaaro dhimasho iyo dhaawacba leh lagu gaarsiiyay halkaasi\u201d. ayuu yiri qoraal ka soo baxay taliska ciidanka Xoogga Soomaaliyeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qoryooleey(SONNA)&#8211;Saraakiil ka tiran ciidanka Xoogga dalka oo la hadlay warbaahinta ayaa faah faahiyay weerar ku bilowday qarax ismiidaamin ah iyo dagaal xigay oo saaka Al-Shabaab ay ku qaaday deegaanka Ceel-Saliini ee gobolka Sh\/Hoose. Saraakiishaan ayaa sheegay inay ka hortageen weerarkaasi, islamarkaan ay khasaare dhimasho iyo dhaawacba ku gaarsiiyeen kooxdii hubeysnaa ee soo qaaday. Saraakiishu waxa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":50,"featured_media":414440,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-414439","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/414439","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/50"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=414439"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/414439\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":414442,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/414439\/revisions\/414442"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/414440"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=414439"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=414439"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=414439"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}