{"id":414371,"date":"2020-02-18T15:22:53","date_gmt":"2020-02-18T12:22:53","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=414371"},"modified":"2020-02-18T15:24:50","modified_gmt":"2020-02-18T12:24:50","slug":"safiirka-soomaaliya-ee-qatar-oo-faah-faahiyay-xaaladda-bukaanadii-dhawaan-la-geeyay-dalkaasi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/safiirka-soomaaliya-ee-qatar-oo-faah-faahiyay-xaaladda-bukaanadii-dhawaan-la-geeyay-dalkaasi\/","title":{"rendered":"Safiirka Soomaaliya ee Qatar oo faah faahiyay xaaladda bukaanadii dhawaan la geeyay dalkaasi"},"content":{"rendered":"<p><strong>Muqdisho(SONNA)<\/strong> Safaaradda Soomaaliya ee (Qatar) ayaa faah faahin ka bixiysay xaaladda dadkii Somaaliyeed ee dhaawacyadooda dhawaan loo qaaday dalkaasi Qatar, iyo adeegyada ay helayaan.<\/p>\n<p>Danjiraha Dowladda Soomaaliya u fadhiya dalkaasii Qatar Cabdirisaaq Faarax Cali(Taan) oo ka hadlayay arrimaha dhaawacyadaasi iyo xaaladooda ayaa yiri&#8221;Sida aad lasocotaan waxaa 30\/12\/2019 loo qaaday dalka Qatar dhaawac tiradoodu ahayd 23 qof iyo 23 qof oo ehelada dhaawacaas ah si ay u caawiyaan bukaanka , waxaa dhaawacaas lagu daawaynayaa Hamad hospital oo ah isbitaalka Guud ee dalka Qatar,kuna yaal magaalada Doha ee caasimadda dalkaas.<\/p>\n<p>&#8220;Haddaba waxaa bukaankaas ku soo booqday isbitaalka Agaasimaha Guud ee hay&#8217;adda Qatar Fund for development Mr. Khalifa Jazim Al Kawari,kaas oo u kuur galay Xaaladda caafimaad ee bukaanka&#8221;. ayuu yiri C\/risaaq Faarax Cali (Taano)<\/p>\n<p>Sidoo kale danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Qatar ayaa sheegay in Mudane Al Kawari uu u ballanqaaday bukaanka in dawladda Qatar diyaar ula tahay wax kasta oo ku saabsan caafimaadkooda,isagoo Dhinaca kale xusay in\u00a0 bukaanka ay u mahadceliyeen dawladda Soomaaliya iyo tan Qatar labadaba,ayaga oo sheegay in si aad u wanaagsan loo daaweeyey loolana macaamilay ayna aad ugu qanacsan yihiin adeegga caafimaad iyo midka daryeel ee ay u fidisay dawladda Qatar.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA) Safaaradda Soomaaliya ee (Qatar) ayaa faah faahin ka bixiysay xaaladda dadkii Somaaliyeed ee dhaawacyadooda dhawaan loo qaaday dalkaasi Qatar, iyo adeegyada ay helayaan. Danjiraha Dowladda Soomaaliya u fadhiya dalkaasii Qatar Cabdirisaaq Faarax Cali(Taan) oo ka hadlayay arrimaha dhaawacyadaasi iyo xaaladooda ayaa yiri&#8221;Sida aad lasocotaan waxaa 30\/12\/2019 loo qaaday dalka Qatar dhaawac tiradoodu ahayd 23 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":414373,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-414371","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/414371","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=414371"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/414371\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":414376,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/414371\/revisions\/414376"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/414373"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=414371"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=414371"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=414371"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}