{"id":414152,"date":"2020-02-15T18:40:51","date_gmt":"2020-02-15T15:40:51","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=414152"},"modified":"2020-02-15T18:41:41","modified_gmt":"2020-02-15T15:41:41","slug":"wafdi-oo-uu-hogaaminayo-wasiirka-dhallinyarada-koonfur-galbeed-oo-lagu-soo-dhaweeyay-xudur-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wafdi-oo-uu-hogaaminayo-wasiirka-dhallinyarada-koonfur-galbeed-oo-lagu-soo-dhaweeyay-xudur-sawirro\/","title":{"rendered":"Wafdi oo uu hogaaminayo Wasiirka dhallinyarada Koonfur Galbeed oo lagu soo dhaweeyay Xudur \u201cSAWIRRO\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Xudur (SONNA) &#8211; Wafdi oo uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda dhallinyarada iyo cayaaraha ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta gaaray magaalada Xudur ee Gobolka Bakool, waxaana garoonka ku soo dhoweeyay maamulka Degmada, dhallinyarada, Cayaartoyda iyo bahda fanaaniinta.<\/p>\n<p>Soo dhoweyn kaddib maamulka Gobalka iyo kan Degmada ayaa si wadajir ah Wasiirka iyo wefdigiisa ugu soo dhoweeyay Degmada, iyagoo sheegay inay ku faraxsanyihiin socdaalkooda.<\/p>\n<p>&#8220;Anaga ka maamul ahaan waxan bixin doonaa goobtii xaruunta loogu dhisi lahaa dhallinyarada ay helaan fursado lagu horumarinayo waxayna u baahanyihiin in tababaro loo furo horyaalo kubada cagta iyo kubada kolleyga loo qabto xudur, waxaan ka dhisan kooxo badan oo cayaartoy ah, Wasiir waxan kaa codsanaynaa inaad wax ka qabato baahiyaha ay qabaan dhalliryarada iyo isboortiga degmada xudur&#8221; ayuu yiri Guddoomiyaha Degmada Xuddur Maxamed Macalin<\/p>\n<p>Guddoomiye ku-xigeenka Gobolka Bakool Cabdulaahi Maxamed Nuur ayaa tilmaamay inay aad ugu faraxsanyihiin wafdiga uu hogaaminayo Wasiirka dhallinyarada ee Koonfur Galbeed ee soo gaaray Xudur.<\/p>\n<p>Wasiirka Wasaaradda dhallinyarada iyo cayaaraha ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya mudane Cali Maxamed Cali dhuux ayaa sheegay in ujeedka socdaalkooda ay la xiriirto la kulanka dhallinyarada iyo qeybaha kale ee bulshada si ay u dhageystaan baahiyaha gaarka ah ee ay qabaan.<\/p>\n<p>&#8220;Maanta waxan halkaan u imid in aan la kulano bahda dhallinyarada iyo cayaartoyda, waxaan ka xogwaresan doonaa horumarka ay sameeyeen, waxan qiimeyn doonaa baahiyaha ay qabaan, waxaan dhisi doonaa xarun dhaxal gal ah oo ay isugu yimaadaan dhallinyarada Degmada Xudur si fikirkooda ay isugu gudbiyaan su&#8217;aalona ay isku weydinkaraan isdhexgalna ay ugu sameeyaan&#8221; ayuu\u00a0 yiri Wasiir Cali dhuux<\/p>\n<p>Muddada ay joogaan Wasiirka iyo Wafdigiisa waxay qaban doona koob lagu dhiiri gelinayo Nabadda iyo isdhexgalka bulshada ku nool degmada Xudur.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-414153\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/1-18.jpg\" alt=\"\" width=\"1069\" height=\"504\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/1-18.jpg 1069w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/1-18-300x141.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/1-18-768x362.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/1-18-1024x483.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1069px) 100vw, 1069px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-414154\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/ha.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"497\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/ha.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/ha-300x138.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/ha-768x353.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/ha-1024x471.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-414155\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/j.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"497\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/j.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/j-300x138.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/j-768x353.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/j-1024x471.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-414156\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/sa.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"498\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/sa.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/sa-300x138.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/sa-768x354.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/sa-1024x472.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-414157\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/so.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"497\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/so.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/so-300x138.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/so-768x353.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/so-1024x471.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-414158\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/x.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"495\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/x.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/x-300x138.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/x-768x352.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/x-1024x469.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xudur (SONNA) &#8211; Wafdi oo uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda dhallinyarada iyo cayaaraha ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta gaaray magaalada Xudur ee Gobolka Bakool, waxaana garoonka ku soo dhoweeyay maamulka Degmada, dhallinyarada, Cayaartoyda iyo bahda fanaaniinta. Soo dhoweyn kaddib maamulka Gobalka iyo kan Degmada ayaa si wadajir ah Wasiirka iyo wefdigiisa ugu soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":8,"featured_media":414153,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[85,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-414152","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-ciyaaraha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/414152","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/8"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=414152"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/414152\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":414159,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/414152\/revisions\/414159"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/414153"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=414152"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=414152"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=414152"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}