{"id":414143,"date":"2020-02-15T16:54:05","date_gmt":"2020-02-15T13:54:05","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=414143"},"modified":"2020-02-15T17:32:24","modified_gmt":"2020-02-15T14:32:24","slug":"guddooomiyaha-gobolka-shabellaha-hoose-oo-xariga-ka-jaray-mashaariic-horumarineed-oo-laga-fuliyay-deegaanka-shalaanbood-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddooomiyaha-gobolka-shabellaha-hoose-oo-xariga-ka-jaray-mashaariic-horumarineed-oo-laga-fuliyay-deegaanka-shalaanbood-sawirro\/","title":{"rendered":"Guddooomiyaha Gobolka Shabellaha Hoose oo xariga ka jaray mashaariic horumarineed oo laga\u00a0 fuliyay Deegaanka Shalaanbood \u201dSAWIRRO\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Shalaanbood (SONNA) Xarunta\u00a0 Maamulka iyo Iskuulka sare ee Deegaanka Shalaanbood waxa ay ka mid ahaayeen hantidii Qaranka ee ku bur buray dagaaladi sokeeye ee dalka ka dhacay, iyadoo Maamulka hadda ka dhisan Shalanbood uu ku shaqeynay xafiisyo kumeel gaar ah<\/p>\n<p>Maamulka Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sanadkii hore kulan ay la qaateen bulshada waxa ay ka xog\u00a0 wareysteen baahiyaha ay qabaan, iyadoo dhismaha xarumahan ay soo gudbiyeen bulshada Degaanka.<\/p>\n<p>Munaasabad xariga looga jarayay dhismaha cusub ee Deegaanka Shalaanbood iyo Iskuulka sare ee deegaanka\u00a0 oo maamulka gobolka dhisay ayaa waxa goob joog ka ahaa\u00a0 Gudoomiyaha Gobolka, Maamulka deegaanka, Saraakisha ciidanka xoogga dalka iyo kuwa AMISOM.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Deegaanka Shalanbood Nuur Jiido ayaa Maamulka Gobolka ugu mahadceliyay dib-u-dhiska uu ka wado Deegaanka.<\/p>\n<p>Gudooomiyaha Gobolka Shabellaha Hoose Ibraahim Aadan Cali Najax ayaa sheegay in bulshada looga baahanyahay in ay ilaashadaan xarumaha Danta Guud, sidoo kale waxa uu tilmaamay\u00a0 in dhismaha Iskuulka Shalaanbood uu faa&#8217;ido badan u leeyahay bulshada Deegaanka.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha Gobolka iyo Mas\u2019uuliyinta la socotay ayaa kormeer ku soo maray xaafadaha\u00a0 deeganka si ay ugu kuur galaan xaaladda guud ee ka jirta Salaanbood.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-414144\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/shabelada-hose2.jpg\" alt=\"\" width=\"1008\" height=\"756\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/shabelada-hose2.jpg 1008w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/shabelada-hose2-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/shabelada-hose2-768x576.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 1008px) 100vw, 1008px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-414145\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/shabelada-hose3.jpg\" alt=\"\" width=\"1008\" height=\"756\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/shabelada-hose3.jpg 1008w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/shabelada-hose3-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/shabelada-hose3-768x576.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 1008px) 100vw, 1008px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-414146\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/shabelda-hoose1.jpg\" alt=\"\" width=\"1009\" height=\"757\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/shabelda-hoose1.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/shabelda-hoose1-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 1009px) 100vw, 1009px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-414147\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/shbelda-hose1.jpg\" alt=\"\" width=\"1008\" height=\"756\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/shbelda-hose1.jpg 1008w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/shbelda-hose1-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/shbelda-hose1-768x576.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 1008px) 100vw, 1008px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shalaanbood (SONNA) Xarunta\u00a0 Maamulka iyo Iskuulka sare ee Deegaanka Shalaanbood waxa ay ka mid ahaayeen hantidii Qaranka ee ku bur buray dagaaladi sokeeye ee dalka ka dhacay, iyadoo Maamulka hadda ka dhisan Shalanbood uu ku shaqeynay xafiisyo kumeel gaar ah Maamulka Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sanadkii hore kulan ay la qaateen bulshada waxa ay ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":8,"featured_media":414147,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-414143","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/414143","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/8"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=414143"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/414143\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":414148,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/414143\/revisions\/414148"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/414147"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=414143"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=414143"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=414143"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}