{"id":414108,"date":"2020-02-15T16:05:50","date_gmt":"2020-02-15T13:05:50","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=414108"},"modified":"2020-02-15T16:06:34","modified_gmt":"2020-02-15T13:06:34","slug":"guddoomiyaha-gobolka-banaadir-oo-daah-furay-ololaha-qaadista-cabshuuraha-kala-duwan-ee-caadimaddasawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-gobolka-banaadir-oo-daah-furay-ololaha-qaadista-cabshuuraha-kala-duwan-ee-caadimaddasawirro\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo daah-furay ololaha qaadista Cabshuuraha kala duwan ee Caadimadda+Sawirro"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Dowlada hoose Xamar ayaa xarunta Gobolka Banaadir kusoo bandhigtay Gaadiid kala duwan oo qeyb ka noqon doono ololaha wacyigalinta bixinta Canshuuraha iyo sidoo kale dabagalka la xisaabtanka muwaaddiniinta iska dhaga tira iney bixiyaan qidmadda ku waajibtay.<\/p>\n<p>Nidaamka qaadista Canshuuraha kala duwan ee Gobolka Banaadir ayaa laga dhigay qaab casiri ah oo ka duwan qaababkii horey loo qaadi jaray, waxaana daah-furay ololahaani Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish).<\/p>\n<p>Agaasimaha waaxda Canshuuraha Dowlada hoose Xamar, Ayaan Cabdi Maxamud ayaa faah faahisay ololahaani.<\/p>\n<p>\u201cGaadiidkan waxey ka howlgali doonaan afarta qeyb oo ay ka kooban tahay magaalada Muqdisho si ay wacyigaliyaan bulshada islamarkaana loo dardargaliyo qaadista Canshuuraha kala duwan ee daqliga\u201d.<\/p>\n<p>Guddoomiye ku-xigeenka maamulka iyo maaliyadda Gobolka Banaadir, Ibraahim Cumar Mahad-Alle (Ibraahim dheere) ayaa tilmaamay in ay la dagaallami doonaan Musuq-Maasuqa.<br \/>\n\u201cBixinta Canshuuraha waxay ka turjumeysaa sax ahaanshaha muwaadinnimada waana waajib saaran qofkasta oo muwaadin ah, ka maamul ahaan waxaa naga go\u2019an la dagaallanka Musuq-Maasuqa\u201dayuu yiri Ibraahim dheere.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, mudane; Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa ugu baaqay Bulshada Soomaaliyeed in ay fududeeyaan bixinta Canshuuraha si loogu guuleysto hirgelinta mashaariicda ee adeegyada Bulshada.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan si xushmad kujirto ugu codsaneynaa muwaadiniinta Soomaaliyeed in ay si dagan ku bixiyaan canshuurta ku waajibtay si aan dib iyaga ugu celino islamarkaana loogu fuliyo adeegyada aas aasiga ah ee bulshada, waan la xisaabtami doona cidkaste oo aan iska bixinin canshuurta ku waajibtay..<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-414110 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/G1-2.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/G1-2.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/G1-2-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/G1-2-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/G1-2-1024x683.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-414111 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/G2-1.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/G2-1.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/G2-1-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/G2-1-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/G2-1-1024x683.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-414112 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/G3-1.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/G3-1.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/G3-1-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/G3-1-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/G3-1-1024x683.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-414113 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/G4-1.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/G4-1.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/G4-1-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/G4-1-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/G4-1-1024x683.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-414114 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/G5-1.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/G5-1.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/G5-1-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/G5-1-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/G5-1-1024x683.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-414115 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/G6-1.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/G6-1.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/G6-1-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/G6-1-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/G6-1-1024x683.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Dowlada hoose Xamar ayaa xarunta Gobolka Banaadir kusoo bandhigtay Gaadiid kala duwan oo qeyb ka noqon doono ololaha wacyigalinta bixinta Canshuuraha iyo sidoo kale dabagalka la xisaabtanka muwaaddiniinta iska dhaga tira iney bixiyaan qidmadda ku waajibtay. Nidaamka qaadista Canshuuraha kala duwan ee Gobolka Banaadir ayaa laga dhigay qaab casiri ah oo ka duwan qaababkii horey [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":414109,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-414108","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/414108","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=414108"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/414108\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":414117,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/414108\/revisions\/414117"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/414109"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=414108"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=414108"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=414108"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}