{"id":414006,"date":"2020-02-14T15:09:28","date_gmt":"2020-02-14T12:09:28","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=414006"},"modified":"2020-02-14T15:09:51","modified_gmt":"2020-02-14T12:09:51","slug":"madaxdkii-shirkadii-barakaat-oo-soo-dhaweeyey-goaankii-mareykanka-ee-qaadista-xaiyraada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxdkii-shirkadii-barakaat-oo-soo-dhaweeyey-goaankii-mareykanka-ee-qaadista-xaiyraada\/","title":{"rendered":"Madaxda sare ee shirkadii Barakaat oo soo dhaweeyey go&#8217;aankii Mareykanka ee qaadista xaiyraada"},"content":{"rendered":"<p><strong>Muqdisho(SONNA) <\/strong>Madaxda sare ee Shirkaddii Barakaat ayaa soo dhoweeyay go&#8217;aankii maanta uu Mareykanka xayiraada uga qaaday Shirkadaas kadib markii lagu waayay eedeyntii ahayd in ay taageerto argagixisadda.<\/p>\n<p>Cabdullahi Nuur Cismaan, oo ka mid ah Mas&#8217;uuliyiinta Shirkaddii Barakaat oo wareysi siiyay Radio Muqdisho ayaa uga mahad celiyay Dowladda dadaalka ay ku bixisay arrintaas.<\/p>\n<p>&#8220;Aniga oo ku hadlaya Magaca Gudoomiyaha Shirkadda Axmed Nuur Jimcaale, waxaan soo dhoweynayaa in xayiraada laga qaaday Shirkadda, runtii Dowladda waxa ay muddadii 3 sano oo ay jirtay waqti galisay sidii loo qaadi lahaa xayiraada&#8221; ayuu yiri Cabdullahi Nuur Cismaan<\/p>\n<p>Isaga oo hadalkiisa sii wata ayaa waxa uu si gaar ah u xusay Ra&#8217;iisul Wasaare Xassan Cali Kheyre oo uu sheegay in door weyn uu ka qaatay<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA) Madaxda sare ee Shirkaddii Barakaat ayaa soo dhoweeyay go&#8217;aankii maanta uu Mareykanka xayiraada uga qaaday Shirkadaas kadib markii lagu waayay eedeyntii ahayd in ay taageerto argagixisadda. Cabdullahi Nuur Cismaan, oo ka mid ah Mas&#8217;uuliyiinta Shirkaddii Barakaat oo wareysi siiyay Radio Muqdisho ayaa uga mahad celiyay Dowladda dadaalka ay ku bixisay arrintaas. &#8220;Aniga oo ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":414007,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-414006","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/414006","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=414006"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/414006\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":414009,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/414006\/revisions\/414009"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/414007"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=414006"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=414006"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=414006"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}