{"id":413999,"date":"2020-02-14T15:01:00","date_gmt":"2020-02-14T12:01:00","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=413999"},"modified":"2020-02-14T17:00:41","modified_gmt":"2020-02-14T14:00:41","slug":"guddoomiye-mahad-cabdalla-cawad-oo-dalka-austria-kulamo-kula-yeeshey-madaxda-kaladuwansawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiye-mahad-cabdalla-cawad-oo-dalka-austria-kulamo-kula-yeeshey-madaxda-kaladuwansawirro\/","title":{"rendered":"Guddoomiye Mahad Cabdalla Cawad oo dalka Austria kulamo kula yeeshey madaxda kaladuwan+sawirro"},"content":{"rendered":"<p><strong>Viena(SONNA)<\/strong> Guddoomiye ku-xiggeenka Labaad Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Mahad Cabdalle Cawad oo safar shaqo ku joogay maalmihii ugu dambeeyay caasimadda dalka Austria ee Vienna ayaa halkaas kulamo kula yeeshay Madaxda Golaha Xeer-dejinta ee dalka Austria oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka labada baarlamaan,Sidoo kalena Guddoomiye kuxigeenka 2-aad ee golaha Shacabka waxa uu kulan gaar ah la qaatay Guddoonka Guddiga Ka Hortagga Argagixisada ee Ururka Baarlamaanada Adduunka IPU iyada oo la isla meel dhigay in Guddigaasi uu booqasho ku yimaado Caasimadda Dalka Soomaaliya ee Muqdisho si loo hirgaliyo diyaarinta barnaamijyo istraatijiyadeed oo looga hortago argagixisada, xagjirnimada iyo dambiyada caalamiga ah.<\/p>\n<p>Sidoo kale Guddoomiye Ku-Xiggeenka 2aad ee Golaha Shacabka wuxuu kulan laba-geesood ah la qaatay Marwo Ghada Fathi oo ah Madaxa Xafiiska Qaramada Midoobay (UNOV) ee Xarunta Vienna ahna Madaxa Fulinta ee Xafiiska Ka Hortagga Dambiyada iyo Maandooriyaha (UNODC), waxayna labada dhinac ka wadahadleen sidii loo dardargalin lahaa adeegyada UNODC dhanka meelmarinta heshiisyada caalamiga ah ee ka hortagga dambiyada abaabulan, heshiisyada ka hortagga tahriibka, xeerarka la-dagaalanka argagixisada iyo maalgalintooda, tababarada ciidamada amaanka, dhaqancelinta dhalinyarada ka soo baxda kooxaha nabad-diidka iyo howlaha lagu daryeelayo iyo dadka ay saameeyaan dambiyada la xiriira tahriibinta.<\/p>\n<p>Labada dhinac Waxay isla garteen in la dardargaliyo mashaariic lagu xoojinayo hawlgalada hay\u2019adaha amniga, Garsoorka Madaxa-bannaan, Xafiiska Xeer-ilaalinta, hay\u2019adaha maaliyadda sida Wasaaradda Maaliyadda, Hantidhowrka, Bangiga Dhexe iyo Guddiyada Maaliyadda ee Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka.<\/p>\n<p>Dhinaca kale waxa Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka waxa uu ka qeyb galay shirweynaha Hay\u2019adda Qaramada Midoobay ee Atoomikada Aduunka IAEA oo uu Soomaaliya ku matalayay shir weynaha Marka uu soo dhamaadayna waxa uu kulan gaar ah ka qaatay Madaxa ugu sareeya Hay\u2019adaasi Rafeal Mariano Grossi.<\/p>\n<p>Hay\u2019adda Atoomikada Aduunka waxaa ku mideysan 171-dal oo caalamka ah oo ay ka mid yihiin dhammaan dalalka dariska la ah Soomaaliya, iyada oo dalalka dhaqaalahoodu soo korayo uga faa\u2019iideystaan ilaalinta xuduudahooda iyo badqabka shacabkooda. Soomaaliya wali xubin kama noqon midowga Hay\u2019adda Atoomikada Aduunka iyada oo ay jirto in xeebaha Soomaaliya ay saameeyeen sunta haraadiga warshadaha ah ee lagu daadiyo xeebaheeda,wuxuuna Madaxa ugu sareeya hay\u2019adan uu sharaxaad ka bixiyey mashaariicda ay ka faa\u2019iidaan inta badan dalalka ka tirsan Qaramada Midoobay.<\/p>\n<p>ka mid noqoshada Soomaaliya ee Hay\u2019adda Atoomikada Aduuunka ayaa ah mid u furan si ay ugaga faa\u2019iideysato dhanka ilaalinta xuduudaha Soomaaliya, badqabka caafimaadka shacabka, dhowrista xeebaha Soomaaliya iyo hantida dabiiciga ah dalka.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-414000\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/aaaa-225x300.jpg\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/aaaa-225x300.jpg 225w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/aaaa.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 225px) 100vw, 225px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-414001\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/deeeee-1-225x300.jpg\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/deeeee-1-225x300.jpg 225w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/deeeee-1.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 225px) 100vw, 225px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-414002\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/ffff-225x300.jpg\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/ffff-225x300.jpg 225w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/ffff.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 225px) 100vw, 225px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-414003\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/frrrrr-225x300.jpg\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/frrrrr-225x300.jpg 225w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/frrrrr.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 225px) 100vw, 225px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-414004\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/rrrr-184x300.jpg\" alt=\"\" width=\"184\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/rrrr-184x300.jpg 184w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/rrrr-627x1024.jpg 627w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/rrrr.jpg 661w\" sizes=\"auto, (max-width: 184px) 100vw, 184px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-414021\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/aaaa-1-300x198.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"198\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/aaaa-1-300x198.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/aaaa-1-768x508.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/aaaa-1-1024x677.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/aaaa-1.jpg 1080w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-414022\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/ddddd-300x199.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"199\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/ddddd-300x199.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/ddddd-768x508.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/ddddd-1024x678.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/ddddd.jpg 1080w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-414024\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/fddddd-300x199.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"199\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/fddddd-300x199.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/fddddd-768x511.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/fddddd-1024x681.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/fddddd.jpg 1080w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-414025\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/fedddd-300x197.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"197\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/fedddd-300x197.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/fedddd-768x505.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/fedddd-1024x673.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/fedddd.jpg 1080w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-414026\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/treeee-300x198.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"198\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/treeee-300x198.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/treeee-768x506.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/treeee-1024x674.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/treeee.jpg 1080w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Viena(SONNA) Guddoomiye ku-xiggeenka Labaad Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Mahad Cabdalle Cawad oo safar shaqo ku joogay maalmihii ugu dambeeyay caasimadda dalka Austria ee Vienna ayaa halkaas kulamo kula yeeshay Madaxda Golaha Xeer-dejinta ee dalka Austria oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka labada baarlamaan,Sidoo kalena Guddoomiye kuxigeenka 2-aad ee golaha Shacabka waxa uu kulan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":414021,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-413999","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/413999","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=413999"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/413999\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":414027,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/413999\/revisions\/414027"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/414021"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=413999"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=413999"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=413999"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}