{"id":413981,"date":"2020-02-14T12:14:25","date_gmt":"2020-02-14T09:14:25","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=413981"},"modified":"2020-02-14T12:15:39","modified_gmt":"2020-02-14T09:15:39","slug":"soomaaliya-oo-soo-dhoweeysy-warbixinta-ay-soo-saareen-imf-iyo-bankiga-adduunka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/soomaaliya-oo-soo-dhoweeysy-warbixinta-ay-soo-saareen-imf-iyo-bankiga-adduunka\/","title":{"rendered":"Soomaaliya oo soo dhoweeysy warbixinta ay soo saareen IMF iyo Bankiga Adduunka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka maaliyadda Soomaaliya , Cabdi raxmaan Ducaale Beyle ayaa si weyn usoo dhoweeyay warbixin ay soo saareen hay&#8217;adda Lacagta Aduunka IMF iyo Bankiga Adduunka, iyagoo sheegay in ay Soomaaliya mudan tahay in laga cafiyo deymaha lagu leeyahay, kadib kulan ay yeehseen Labadii Maalin la soo dhaafay.<\/p>\n<p>Mudane; Beyle oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in guusha deyn cafinta Dalka iyo dib habeynta dhaqaalaha ay ku timid dedaallo Wadajir ah.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay Wasiirku in ay wada hadallo badan ku qaadatay ka mira dhalinta deyn cafinta, shuruudaha ku xirnaana ay mid waliba sal u ahayd habaynta dhaqaalaha Dalka.<\/p>\n<p>&#8220;Sadax Sano ee la soo dhaafay ayuu socday wadahadalka deynta cafinta Soomalaiya oo soo maray Afar Weji, mid walbana ay ku xirnaayeen shuruudo muhiimaddoodu ahayd dib u habeynta hay\u2019adaha dhaqaalaha Dalka&#8221; ayuu yiri Wasiirku.<\/p>\n<p>Warka kasoo baxay madaxda hay&#8217;ada Lacagta Adduunka IMF iyo Bankiga Adduunka ayaa ah guul Taariiki ah oo ay ku tallaabsatay Dowladda Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka maaliyadda Soomaaliya , Cabdi raxmaan Ducaale Beyle ayaa si weyn usoo dhoweeyay warbixin ay soo saareen hay&#8217;adda Lacagta Aduunka IMF iyo Bankiga Adduunka, iyagoo sheegay in ay Soomaaliya mudan tahay in laga cafiyo deymaha lagu leeyahay, kadib kulan ay yeehseen Labadii Maalin la soo dhaafay. Mudane; Beyle oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":413996,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-413981","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/413981","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=413981"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/413981\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":413997,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/413981\/revisions\/413997"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/413996"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=413981"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=413981"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=413981"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}