{"id":413882,"date":"2020-02-13T10:40:26","date_gmt":"2020-02-13T07:40:26","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=413882"},"modified":"2020-02-13T10:40:26","modified_gmt":"2020-02-13T07:40:26","slug":"maareeyaha-heyadda-isgaarsiinta-qaranka-cabdi-sheekh-axmed-oo-shir-ku-soo-xiray-nairobi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/maareeyaha-heyadda-isgaarsiinta-qaranka-cabdi-sheekh-axmed-oo-shir-ku-soo-xiray-nairobi\/","title":{"rendered":"Maareeyaha Hey\u2019adda Isgaarsiinta Qaranka Cabdi Sheekh Axmed oo shir ku soo xiray Nairobi"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)&#8211;Maareeyaha Hey\u2019adda Isgaarsiinta Qaranka Mudane Cabdi Sheekh Axmed ayaa ku soo xiray Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya kulan muddo laba maalmood ah u socday qaar kamid ah Shirkadaha Isgaarsiinta dalka iyo Hey\u2019adda isgaarsiinta Qaranka.<\/p>\n<p>Kulankan oo looga hadlayey fududeynta dhamaystirka qeybihii ugu dambeeyey ee wadahadalada dhaqaale, farsamo, sharci ee Isku-xirka shabakadaha Shirkadaha Isgaarsiinta dalka ayaa waxaa fududeynayey khubaro ka tirsan Hey\u2019adda Isgaarsiinta Qaranka iyo kuwa caalami ah.<\/p>\n<p>Hey\u2019adda Isgaarsiinta Qaranka waxaa ka go\u2019an hirgelinta isku-xir leh sal adag oo sharciyeed, laguna ilaaleyey danta macaamiisha.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-413884\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/8-10-300x199.jpg\" alt=\"\" width=\"787\" height=\"522\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/8-10-300x199.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/8-10-768x509.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/8-10.jpg 960w\" sizes=\"auto, (max-width: 787px) 100vw, 787px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)&#8211;Maareeyaha Hey\u2019adda Isgaarsiinta Qaranka Mudane Cabdi Sheekh Axmed ayaa ku soo xiray Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya kulan muddo laba maalmood ah u socday qaar kamid ah Shirkadaha Isgaarsiinta dalka iyo Hey\u2019adda isgaarsiinta Qaranka. Kulankan oo looga hadlayey fududeynta dhamaystirka qeybihii ugu dambeeyey ee wadahadalada dhaqaale, farsamo, sharci ee Isku-xirka shabakadaha Shirkadaha Isgaarsiinta dalka ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":50,"featured_media":413883,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-413882","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/413882","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/50"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=413882"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/413882\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":413885,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/413882\/revisions\/413885"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/413883"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=413882"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=413882"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=413882"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}