{"id":413867,"date":"2020-02-13T10:23:26","date_gmt":"2020-02-13T07:23:26","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=413867"},"modified":"2020-02-13T11:18:30","modified_gmt":"2020-02-13T08:18:30","slug":"maraykanka-oo-mar-kale-ka-hadlay-taageerada-uu-siiyo-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/maraykanka-oo-mar-kale-ka-hadlay-taageerada-uu-siiyo-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Maraykanka oo mar kale ka hadlay taageerada uu siiyo Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)&#8211;Dawladda Maraykanka oo Mar kale Dawladda Soomaaliya Ka Taageeraysa Dhinaca Ciidamada Militariga.<br \/>\nDowladda Mareykanka ayaa shaaca ka qaaday inay dib u bilowday taageeradii dhinaca ciidamada oo ay siin jirtay Dawladda Soomaaliya si ay u sii xoojiso hawl galada ka dhanka ah xoogagga Al-shabaab.<\/p>\n<p>Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa afhayeen u hadlay oo la yirahdo Ryan uu soo saartay warbixin qoraal ah oo ay arrintaas kaga hadashay.<\/p>\n<p>Warbixintaasi ayaa lagu sheegtay in arrintani ay timid, kadib markii ay korortay kalsoonida uu Maraykanku ku qabo dib u habeynta dhaqaalaha Soomaaliya.<\/p>\n<p>Dawladda Maraykanku waxay warbixintaasi ku sheegtay in loo baahan yahay in dawladda Soomaaliya ay xoogga saarto dib u habeynta iyo tayaynta laamaha amniga Soomaaliya, si ay ciidamada Soomaaliya awood dheeraad ah ugu helaan adkeynta amniga Soomaaliya.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-413879\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/5-300x169.png\" alt=\"\" width=\"802\" height=\"452\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/5-300x169.png 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/5-768x432.png 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/5.png 1023w\" sizes=\"auto, (max-width: 802px) 100vw, 802px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)&#8211;Dawladda Maraykanka oo Mar kale Dawladda Soomaaliya Ka Taageeraysa Dhinaca Ciidamada Militariga. Dowladda Mareykanka ayaa shaaca ka qaaday inay dib u bilowday taageeradii dhinaca ciidamada oo ay siin jirtay Dawladda Soomaaliya si ay u sii xoojiso hawl galada ka dhanka ah xoogagga Al-shabaab. Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa afhayeen u hadlay oo la yirahdo Ryan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":50,"featured_media":413873,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-413867","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/413867","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/50"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=413867"}],"version-history":[{"count":6,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/413867\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":413891,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/413867\/revisions\/413891"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/413873"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=413867"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=413867"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=413867"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}