{"id":413517,"date":"2020-02-10T16:50:52","date_gmt":"2020-02-10T13:50:52","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=413517"},"modified":"2020-02-10T16:50:52","modified_gmt":"2020-02-10T13:50:52","slug":"raggii-kufsiga-iyo-dilka-u-geystay-marxuumad-caasho-ilyaas-oo-11-ka-bishan-la-tooganayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raggii-kufsiga-iyo-dilka-u-geystay-marxuumad-caasho-ilyaas-oo-11-ka-bishan-la-tooganayo\/","title":{"rendered":"Raggii kufsiga iyo dilka u geystay Marxuumad Caasho Ilyaas oo 11-ka bishan la tooganayo"},"content":{"rendered":"<p>Garowe (SONNA) &#8211; Sida ay horay u shaacisay Puntland waxaa 11-ka bishaan February oo beri ku beegan la toogan doonaa saddexda xukmane ee lagu helay kufsigii iyo dilkii loo geystay, marxuumad Caasho Ilyaas Aadan oo 12 jir aheyd.<\/p>\n<p>Raggan ayaa 12-May sanadkii 2019-kii waxaa xukun dil ah ku riday maxkamadda darajada koowaad ee Garoowe, iyadoo xukunkaasi 30-kii June ay ku raacday mida Rafcaanka.<\/p>\n<p>Caasho Ilyaas Aadan ayaa bishii February ee sanadkii la soo dhaafay 2019-kii la\u2019isugu daray kusfi iyo dil, waxaana dhacdadaasi ay si weyn u taabatay guud ahaan dadka Soomaaliyeed oo ka dhiidhiyey falkaasi foosha xun.<\/p>\n<p>Maalinta berito ah ayaa lagu wadaa in saddexda nin ee falkaasi ka dambeysay lagu fuliyo xakunkii dilka ahaa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Garowe (SONNA) &#8211; Sida ay horay u shaacisay Puntland waxaa 11-ka bishaan February oo beri ku beegan la toogan doonaa saddexda xukmane ee lagu helay kufsigii iyo dilkii loo geystay, marxuumad Caasho Ilyaas Aadan oo 12 jir aheyd. Raggan ayaa 12-May sanadkii 2019-kii waxaa xukun dil ah ku riday maxkamadda darajada koowaad ee Garoowe, iyadoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":8,"featured_media":413518,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-413517","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/413517","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/8"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=413517"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/413517\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":413519,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/413517\/revisions\/413519"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/413518"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=413517"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=413517"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=413517"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}