{"id":413403,"date":"2020-02-09T11:27:12","date_gmt":"2020-02-09T08:27:12","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=413403"},"modified":"2020-02-09T11:41:23","modified_gmt":"2020-02-09T08:41:23","slug":"shirka-33-aad-ee-madaxda-dowladaha-midowga-afrika-oo-adis-ababa-ka-furmaya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/shirka-33-aad-ee-madaxda-dowladaha-midowga-afrika-oo-adis-ababa-ka-furmaya\/","title":{"rendered":"Shirka 33-aad ee Madaxda Dowladaha Midowga Afrika oo Adis Ababa ka furmaya."},"content":{"rendered":"<p>Addis Ababa(SONNA)&#8211;Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda dalka Itoobiya ayaa Maanta oo Axad ah waxaa lagu wadaa in \u00a0uu si rasmi ah uga furmo Shirka 33-aad ee Madaxda Dowladaha iyo dalalka ku mideysan Midowga Afrika.<\/p>\n<p>Shirkan oo socon doona inta u dhexeeysa 9-10-k a \u00a0bishan \u00a0Febaraayo ayaa waxaa lagaga arrinsanaya dib-u-habeynta hey\u2019adaha Midowga Afrika, hirgelinta Aagga ganacsiga xorta ah ee Qaaradda, xoojinta arrimaha nabadda iyo amniga ee dalalka Midowga Afrika iyo doorashada Madaxweynaha cusub ee Midowga Afrika sannadka 2020-ka.<\/p>\n<p>Shirkaan ayaa waxaa Dowladda Soomaaliya uga qeyb galaya Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi ballaaran uu hogaaminayo, iyagoona gelinkii dambe ee shalay gaaray Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda dalka Itoobiya.<\/p>\n<p>Sidoo kale Madaxweynaha ayaa kulan \u00a0la yeelan doona Madaxda heer qaaradeed, hoggaanka Hey\u2019adaha iyo Ururrada Caalamiga ah ee ka soo qeyb galaya Meertada 33-aad ee Midowga Afrika.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Addis Ababa(SONNA)&#8211;Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda dalka Itoobiya ayaa Maanta oo Axad ah waxaa lagu wadaa in \u00a0uu si rasmi ah uga furmo Shirka 33-aad ee Madaxda Dowladaha iyo dalalka ku mideysan Midowga Afrika. Shirkan oo socon doona inta u dhexeeysa 9-10-k a \u00a0bishan \u00a0Febaraayo ayaa waxaa lagaga arrinsanaya dib-u-habeynta hey\u2019adaha Midowga Afrika, hirgelinta Aagga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":413404,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-413403","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/413403","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=413403"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/413403\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":413407,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/413403\/revisions\/413407"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/413404"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=413403"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=413403"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=413403"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}