{"id":413355,"date":"2020-02-08T17:26:34","date_gmt":"2020-02-08T14:26:34","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=413355"},"modified":"2020-02-08T17:30:56","modified_gmt":"2020-02-08T14:30:56","slug":"madaxweynaha-jfs-oo-lagu-soo-dhaweeyey-addis-ababasawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynaha-jfs-oo-lagu-soo-dhaweeyey-addis-ababasawirro\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha JFS oo lagu soo dhaweeyey Addis-ababa+sawirro"},"content":{"rendered":"<p><strong>Addisababa(SONNA)<\/strong> Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa goordhaw gaaray magaalada Adis-ababa ee caasimadda dalka Ethiopia.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qeyb-galaya Meertada 33-aad ee Shirka Madaxda Dowladaha iyo dalalka ku mideysan Midowga Afrika oo ku qabsoomaya Addis-Ababa.<\/p>\n<div class=\"text_exposed_show\">\n<p>Barnaamijka Meertadan oo socon doona muddo labo maalmood ah -9-10-ka bishan Febaraayo- ayaa lagaga arrinsanaya dib-u-habeynta hay&#8217;adaha Midowga Afrika, hirgelinta aagga ganacsiga xorta ah ee Qaaradda, xoojinta arrimaha nabadda iyo amniga ee dalalka Midowga iyo doorashada Madaxweynaha cusub ee Midowga Afrika sannadka 2020-ka.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa kulan doceedyo la yeelan doona Madaxda heer qaaradeed, masuuliyiinta sarsare iyo hoggaanka Hay\u2019adaha iyo ururrada Caalamiga ah ee ee ka soo qeyb galaya Meertada 33-aad ee Midowga Afrika.<\/p>\n<\/div>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-413357\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/gggggg-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/gggggg-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/gggggg-768x511.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/gggggg.jpg 960w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> \u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-413359\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/rfgggg-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/rfgggg-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/rfgggg-768x511.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/rfgggg.jpg 960w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-413361\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/tggggg-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/tggggg-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/tggggg-768x511.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/tggggg.jpg 960w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Addisababa(SONNA) Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa goordhaw gaaray magaalada Adis-ababa ee caasimadda dalka Ethiopia. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qeyb-galaya Meertada 33-aad ee Shirka Madaxda Dowladaha iyo dalalka ku mideysan Midowga Afrika oo ku qabsoomaya Addis-Ababa. Barnaamijka Meertadan oo socon doona muddo labo maalmood ah -9-10-ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":413357,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-413355","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/413355","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=413355"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/413355\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":413363,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/413355\/revisions\/413363"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/413357"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=413355"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=413355"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=413355"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}