{"id":413246,"date":"2020-02-07T14:48:14","date_gmt":"2020-02-07T11:48:14","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=413246"},"modified":"2020-02-08T10:54:31","modified_gmt":"2020-02-08T07:54:31","slug":"wasiir-maareeye-oo-ka-hadlay-wax-qabadka-dowladda-intii-ay-jirtay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiir-maareeye-oo-ka-hadlay-wax-qabadka-dowladda-intii-ay-jirtay\/","title":{"rendered":"Wasiir Maareeye oo ka hadlay wax-qabadka Dowladda intii ay jirtay"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Berri waxa ay ku beegan tahay 8-da February markii la doortay Madaxwenaha Dowladda Federaalka , mudane; Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) oo ay ka soo wareegatay muddo 3 Sano ah.<\/p>\n<p>Haddaba maxaa u qabsoomay hay\u2019adaha Dowladda waxaa ka jawaabay Wasiirka<br \/>\nWarfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo ka<br \/>\nqeybgalay Barnaamijka kulanka Toddobaadka ee Warbaahinta Qaranka.<\/p>\n<p>Wasiirka waxa uu sheegay in Xukuumadda Nabad iyo Nolal\u00a0 ay horumar<br \/>\nweyn ka sameysay Ammaanka, Dhaqaalaha, Adeegga bulshada iyo Xiriirka<br \/>\nCaalamiga ah, inkastoo uu qiray in aan la gaarin meeshii la rabay<br \/>\ndaruufaha jira awgeed iyo burburkii Dalka gaaray.<\/p>\n<p>AMMAANKA<\/p>\n<p>Wasiirka waxa uu sheegay in maanta ay leedahay Soomaaliya Ciidan<br \/>\ndiiwaan gashan oo la siiyay tababar iyo mushaar kuwaas oo\u00a0 awood u leh<br \/>\nla dagaalanka argagixisada iyo xaqiijinta ammaanka, isaga oo aan<br \/>\nmeesha ka saarin dhagarta argagixisada oo uu sheegay in aysan laheyn<br \/>\nawood ay kaga hortagaan Ciidanka<\/p>\n<p>DHAQAALAHA<\/p>\n<p>\u201cWaxaan wax ka qabanahay dhaqaalaha, waxaa sanad kasta sare u kaca<br \/>\ndhaqaalaha Dalka taas oo sabab u ah sida aan u ilaalineyno amaanada,<br \/>\nwaxaan si joogta ah u bixinay mushaaraadka, waxaa wax lagu faano ah<br \/>\ndeyn cafinta oo waqti badan la galiyay haddana mareysa meel wanaagsan\u201d<br \/>\nayuu yiri Wasiir Maareeye.<\/p>\n<p>ARRIMAHA BULSHADA<\/p>\n<p>Maxamed Cabdi Maareeye oo ka hadlayay waxa laga qabtay arrimaha<br \/>\nbulshada ayaa sheegay in Xukuumadda ay Isxilqaan ku dhistay Xarumaha<br \/>\ndanta guud, sida Maktabada Qaranka, Matxafka iyo Tiyaaterka, sidoo<br \/>\nkale waxa uu xusay Dhismaha Waddooyinka iyo ageega Waxbaradhada oo<br \/>\ngaaray gobolada Dalka.<\/p>\n<p>XIRIIRKA CAALAMIGA AH<\/p>\n<p>\u201cWaxaan xoojinay xiriirka Caalamiga ah, waxaan dib usoo ceshanay<br \/>\nkuraastii Soomaaliya ay ku lahayd Ururada Caalamiga ah, maanta waxaa<br \/>\nloo baahan yahay Codka Soomaaliya, waxaan ku guuleysanay in aan soo<br \/>\ndeyno Soomaali badan oo ku xirneed Xabsiyada Caalamka\u201d\u00a0 sidaas waxaa<br \/>\nyiri Wasiir Maareeye<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Berri waxa ay ku beegan tahay 8-da February markii la doortay Madaxwenaha Dowladda Federaalka , mudane; Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) oo ay ka soo wareegatay muddo 3 Sano ah. Haddaba maxaa u qabsoomay hay\u2019adaha Dowladda waxaa ka jawaabay Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo ka qeybgalay Barnaamijka kulanka Toddobaadka ee Warbaahinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":413248,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-413246","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/413246","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=413246"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/413246\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":413321,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/413246\/revisions\/413321"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/413248"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=413246"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=413246"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=413246"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}