{"id":413141,"date":"2020-02-05T18:15:02","date_gmt":"2020-02-05T15:15:02","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=413141"},"modified":"2020-02-05T18:15:02","modified_gmt":"2020-02-05T15:15:02","slug":"banaan-bax-looga-soo-horjeedo-dagaal-beeleed-oo-ka-dhacay-kismaayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/banaan-bax-looga-soo-horjeedo-dagaal-beeleed-oo-ka-dhacay-kismaayo\/","title":{"rendered":"Banaan bax looga soo horjeedo dagaal beeleed oo ka dhacay Kismaayo."},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Banaanbax lagu dalbanayo joojinta dagaal beeleed ka socda galbeedka magaalada Kismaayo oo ay ka qeybgaleen qeybaha bulshada ayaa ka dhacay magaaladaasi.<\/p>\n<p>Dadka ayaa dibad baxooda waxa uu salka ku hayay sida ay uga xunyihiin dhiiga daadanaya, waxa ayna dalbadeen in si sharuud la\u2019aan ah lagu joojiyo colaada sokeeye.<\/p>\n<p>Ku dhowaad 30 Qof ayaa la rumeysan yahay in ay ku dhinteen dagaalka labada maleeshiyo beeleed oo ka dhashay is qabqabsi ceelbiyood iyo aanooyin hore oo qabiil.<\/p>\n<p>Bulshada reer Kismaayo ayaa sheegay in Jubaland iyo Waxgaradkeeda looga baahan yahay in ay u istaagaan joojinta dagaalkaas u dhaxeeya labada beel ee walaalaha ah.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-413142\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/banaan-bax-300x169.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"169\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/banaan-bax-300x169.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/banaan-bax-768x432.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/banaan-bax.jpg 960w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-413143\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/isu-soo-bax-300x169.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"169\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/isu-soo-bax-300x169.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/isu-soo-bax-768x432.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/isu-soo-bax.jpg 960w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-413144\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/ksimayo-300x169.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"169\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/ksimayo-300x169.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/ksimayo-768x432.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/ksimayo.jpg 960w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Banaanbax lagu dalbanayo joojinta dagaal beeleed ka socda galbeedka magaalada Kismaayo oo ay ka qeybgaleen qeybaha bulshada ayaa ka dhacay magaaladaasi. Dadka ayaa dibad baxooda waxa uu salka ku hayay sida ay uga xunyihiin dhiiga daadanaya, waxa ayna dalbadeen in si sharuud la\u2019aan ah lagu joojiyo colaada sokeeye. Ku dhowaad 30 Qof ayaa la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":413142,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-413141","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/413141","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=413141"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/413141\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":413145,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/413141\/revisions\/413145"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/413142"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=413141"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=413141"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=413141"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}