{"id":413138,"date":"2020-02-05T18:11:56","date_gmt":"2020-02-05T15:11:56","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=413138"},"modified":"2020-02-05T18:11:56","modified_gmt":"2020-02-05T15:11:56","slug":"dowladda-soomaaliya-oo-war-ka-soo-saartay-faragelinta-siyaasadeed-ee-ay-kenya-ka-waddo-gudaha-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-war-ka-soo-saartay-faragelinta-siyaasadeed-ee-ay-kenya-ka-waddo-gudaha-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Dowladda Soomaaliya oo War ka soo saartay faragelinta siyaasadeed ee ay Kenya ka waddo gudaha Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Dowladda Soomaaliya ayaa war ka soo saartay faragalinta siyaasadeed iyo midda amni ee dowladda Kenya ay ka waddo gudaha dalka.<\/p>\n<p>War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu caddeeyay mowqifka dowladda ee ah inay ka xuntahay faragelinta siyaasadeed iyo midda amni ee ay dowladda Kenya ka waddo gudaha Soomaaliya, taasi oo aan u wanaagsaneyn xiriirka labada dal.<\/p>\n<p>\u201cWaa in aan Dowladda Kenya u adeegsan ciidamadeeda ka jooga Soomaaliya macaga dalada AMISOM faragelinta arrimaha siyaasadda gudaha iyo khalkhal-gelinta amniga gudaha ee Soomaaliya\u201d ayaa lagu yiri Warsaxaafadeedka<\/p>\n<p><strong>Halkan ka akhriso war-saxaafadeedka<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-413139\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Warsaxaafadeed-300x300.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Warsaxaafadeed-300x300.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Warsaxaafadeed-150x150.jpg 150w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Warsaxaafadeed-768x768.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Warsaxaafadeed-1024x1024.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Warsaxaafadeed.jpg 1080w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Dowladda Soomaaliya ayaa war ka soo saartay faragalinta siyaasadeed iyo midda amni ee dowladda Kenya ay ka waddo gudaha dalka. War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu caddeeyay mowqifka dowladda ee ah inay ka xuntahay faragelinta siyaasadeed iyo midda amni ee ay dowladda Kenya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":407810,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-413138","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/413138","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=413138"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/413138\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":413140,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/413138\/revisions\/413140"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/407810"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=413138"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=413138"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=413138"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}