{"id":413102,"date":"2020-02-05T10:29:40","date_gmt":"2020-02-05T07:29:40","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=413102"},"modified":"2020-02-05T10:29:51","modified_gmt":"2020-02-05T07:29:51","slug":"ciidanka-danab-oo-howlgal-ku-dilay-horjooge-ka-tirsanaa-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-danab-oo-howlgal-ku-dilay-horjooge-ka-tirsanaa-al-shabaab\/","title":{"rendered":"Ciidanka Danab oo howlgal ku dilay horjooge ka tirsanaa Al-Shabaab"},"content":{"rendered":"<p>Kismaayo-(SONNA)-Ciidanka kumaandooska XDS ee Danab ayaa dilay horjooge Maxamed Xuseen \u201cAbuu Muxsin\u201d oo ka tirsanaa Al-Shabaab, kadib howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen degaanno katirsan Gobolka Jubbada hoose.<\/p>\n<p>Horjooge Abuu Muxsin oo Al-Shabaab u qaabbilsanaa diyaarinta qaraxyada ay kooxdu ka fuliso Gobolka Jubbada hoose ayaa lagu dilay howl-gallo ka dhacay degaannada Beerxaani, Jannaay Cabdalla ,Kuuba Kibir iyo Birta dheer ee duleedka Kismaayo sida uu warbaahinta Qaranka u sheegay Taliyaha Guutada 16-aad ee Ciidanka Danab G\/lle; Ismaaciil Cabdimaalik Maalin.<\/p>\n<p>Taliye Ismaaciil C\/maalik Maalik, ayaa sidoo kale sheegay in la qabtay horjooge kale oo Al-Shabaab u qaabbilsanaa dhinaca maaliyadda oo lagu Magacaabo, Cabdi dheere, qasaarana uu kasoo gaaray duqeymo lala beegsaday goobo ay ku sugnaayeen horjoogayaal ka tirsan Al-Shabaab.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kismaayo-(SONNA)-Ciidanka kumaandooska XDS ee Danab ayaa dilay horjooge Maxamed Xuseen \u201cAbuu Muxsin\u201d oo ka tirsanaa Al-Shabaab, kadib howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen degaanno katirsan Gobolka Jubbada hoose. Horjooge Abuu Muxsin oo Al-Shabaab u qaabbilsanaa diyaarinta qaraxyada ay kooxdu ka fuliso Gobolka Jubbada hoose ayaa lagu dilay howl-gallo ka dhacay degaannada Beerxaani, Jannaay Cabdalla ,Kuuba [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":413103,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-413102","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/413102","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=413102"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/413102\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":413104,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/413102\/revisions\/413104"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/413103"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=413102"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=413102"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=413102"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}