{"id":413028,"date":"2020-02-03T17:57:42","date_gmt":"2020-02-03T14:57:42","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=413028"},"modified":"2020-02-03T17:58:00","modified_gmt":"2020-02-03T14:58:00","slug":"wasiirka-wasaaradda-gargaarka-soomaaliya-oo-booqday-dhaawacyadii-loo-qaaday-turkigasawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-wasaaradda-gargaarka-soomaaliya-oo-booqday-dhaawacyadii-loo-qaaday-turkigasawirro\/","title":{"rendered":"Wasiirka wasaaradda gargaarka Soomaaliya oo booqday dhaawacyadii loo qaaday Turkiga+Sawirro"},"content":{"rendered":"<p>Ankara-(SONNA)-Wasiirka wasaaradda Gargaarka iyo maareynta musiibooyinka ee Soomaaliya, Xildhibaan; Xamza Saciid Xamza oo ku sugan Dalka Turkiga ayaa Isbitaallada ku booqdey Dadkii ku dhaawacmey qarixii ka dhacay Ex-Koontorool Afgooye ee Magaalada Muqdisho Dabayaaqadii 2019-kii.<\/p>\n<p>Wasiirka iyo mas\u2019uuliyiinta la socday ayaa waxaa ay u kuurgaleen xaaladda iyo la tacaaliddooda guud ahaan dhaawacyada, kuwaas oo ku jira Isbitaal ku yaalla Magaalada Ankara ee Dalka Turkiga.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa waxa uu warbixin ka dhageysaty Dhaqaatiirta Gacanta ku haysa dhaawacyada,\u00a0 waxayna Alle uga baryeen in uu cafimaad buuxa ah siiyo.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-413030 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/turki-1.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/turki-1.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/turki-1-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/turki-1-768x512.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-413031 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/turkiga.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/turkiga.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/turkiga-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/turkiga-768x512.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ankara-(SONNA)-Wasiirka wasaaradda Gargaarka iyo maareynta musiibooyinka ee Soomaaliya, Xildhibaan; Xamza Saciid Xamza oo ku sugan Dalka Turkiga ayaa Isbitaallada ku booqdey Dadkii ku dhaawacmey qarixii ka dhacay Ex-Koontorool Afgooye ee Magaalada Muqdisho Dabayaaqadii 2019-kii. Wasiirka iyo mas\u2019uuliyiinta la socday ayaa waxaa ay u kuurgaleen xaaladda iyo la tacaaliddooda guud ahaan dhaawacyada, kuwaas oo ku jira [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":413029,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-413028","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/413028","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=413028"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/413028\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":413032,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/413028\/revisions\/413032"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/413029"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=413028"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=413028"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=413028"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}