{"id":413025,"date":"2020-02-03T15:12:24","date_gmt":"2020-02-03T12:12:24","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=413025"},"modified":"2020-02-03T15:14:29","modified_gmt":"2020-02-03T12:14:29","slug":"ururka-iskaashiga-islaamka-oo-diiday-qorshahatrump-ka-wado-bariga-dhexe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ururka-iskaashiga-islaamka-oo-diiday-qorshahatrump-ka-wado-bariga-dhexe\/","title":{"rendered":"Ururka Iskaashiga Islaamka oo diiday qorshaha Mareykanka ee Bariga Dhexe"},"content":{"rendered":"<p>Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) ayaa \u00a0sheegay in ay diidan yihiin qorshaha madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu ku doonayo in heshiis nabadeed dhex dhigo Maamulka Falastiin iyo Xukuumadda Isra\u2019iil.<\/p>\n<p>Xubnaha Ururka Iskaashiga Islaamka oo shir manta ku qabtay magaalada Jeddah ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya, ayaa bayaan ay soo saareen ugu baaqaay dhammaan dowladaha xubnaha ka ah in aysan ku lug yeelan qorshahaasi,isla markaana aysan\u00a0 iskaashi la sameyn \u00a0maamulka Mareykanka ee fulinaya.<\/p>\n<p>Qorshahs Madaxweynaha Mareykanka ayaa ah abuuritaanka laba dowladood wuxuuna,u ballan qaaday Falastiiniyiinta dowlad u gaar ah,waxaana muuqata in heshiiska Trmp ay ku jiraan qodobo Isra\u2019iil siinaya maamulka magaalooyinka Bariga Qudus iyo Daanta Galbeedf<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) ayaa \u00a0sheegay in ay diidan yihiin qorshaha madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu ku doonayo in heshiis nabadeed dhex dhigo Maamulka Falastiin iyo Xukuumadda Isra\u2019iil. Xubnaha Ururka Iskaashiga Islaamka oo shir manta ku qabtay magaalada Jeddah ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya, ayaa bayaan ay soo saareen ugu baaqaay dhammaan dowladaha xubnaha ka ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":413019,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-413025","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/413025","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=413025"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/413025\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":413027,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/413025\/revisions\/413027"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/413019"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=413025"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=413025"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=413025"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}