{"id":412979,"date":"2020-02-02T19:01:41","date_gmt":"2020-02-02T16:01:41","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=412979"},"modified":"2020-02-02T19:01:41","modified_gmt":"2020-02-02T16:01:41","slug":"madaxweynaha-cusub-ee-galmudug-oo-sheegay-inuu-furayo-madal-wada-hadal-si-loo-qanciyo-cidii-tabasho-qabta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynaha-cusub-ee-galmudug-oo-sheegay-inuu-furayo-madal-wada-hadal-si-loo-qanciyo-cidii-tabasho-qabta\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha cusub ee Galmudug oo sheegay inuu furayo madal wada hadal si loo qanciyo cidii tabasho qabta"},"content":{"rendered":"<p>Dhuusamareeb (SONNA) Madaxweynaha maanta la doortay ee dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye &#8220;Qoor-qoor&#8221; oo galabta bixiyay waraysi gaar ah ayaa sheegay inuusan diyaar u ahayn inuu cid gaar ah u jawaabo ama eed u jeediyo, balse uu si degdeg ah u furi doono madal wada hadal oo lagu dhegaysan doono cid kasta oo tabasho qabta.<\/p>\n<p>Mar la waydiiyay xiriirka kala dhexeeya Dawladda Federaalka Soomaaliya ayuu tilmaamay inuu Dawladda dhexe ku bogaadinayo nidaamkii dheeraa ee ay lasoo martay dhismaha Galmudug.<\/p>\n<p>&#8220;Inaan xiriir la leeyahay Dawladda dhexe waxaan u arkaa inay sharaf ii tahay, maadaama nidaamka dalkeena ka jiraa uu yahay mid Federaal ah oo Dawladda dhexe hormuud u tahay&#8221; ayuu yiri Madaxweyne Qoor-qoor.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu caddeeyey nidaamka doorasho ee lagu doortay inuu yahay mid ay ka dhex muuqdeen dhamaan bulshada Galmudug ku nool.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dhuusamareeb (SONNA) Madaxweynaha maanta la doortay ee dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye &#8220;Qoor-qoor&#8221; oo galabta bixiyay waraysi gaar ah ayaa sheegay inuusan diyaar u ahayn inuu cid gaar ah u jawaabo ama eed u jeediyo, balse uu si degdeg ah u furi doono madal wada hadal oo lagu dhegaysan doono cid kasta oo tabasho [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":8,"featured_media":412980,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-412979","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/412979","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/8"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=412979"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/412979\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":412981,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/412979\/revisions\/412981"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/412980"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=412979"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=412979"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=412979"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}