{"id":412966,"date":"2020-02-02T17:13:03","date_gmt":"2020-02-02T14:13:03","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=412966"},"modified":"2020-02-02T17:50:59","modified_gmt":"2020-02-02T14:50:59","slug":"madaxweynaha-hirshabeelle-oo-xariga-ka-jaray-ceel-riig-ah-oo-laga-hirgeliyay-beladweyne","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynaha-hirshabeelle-oo-xariga-ka-jaray-ceel-riig-ah-oo-laga-hirgeliyay-beladweyne\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Hirshabeelle oo xariga ka jaray ceel riig ah oo laga hirgeliyay Beladweyne"},"content":{"rendered":"<p>Beladweyne (SONNA) &#8211; Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta xarigga ka jaray ceelk riig ah oo markii ugu horaysay laga\u00a0 hergeliyay duleedka magaalada Beledweyne.<\/p>\n<p>Ceel kaan ayaa waxaa biyihiisu yihiin kuwa nadiif ah maadaamaa dadka ay hada isticmaalaan biyaha wabiga iyo ceelal biyo yar oo aan nadiif ahayn.<\/p>\n<p>Mashruucaan lagu qoday ceelkaa waxaa iska lahaa dhallinyaro qurba joog ahaa oo dalka dib ugu soo laabtay.<\/p>\n<p>Ugaas Xasan Ugaas khaliif ayaa waxaa uu sheegay in dadaal badan lagu bixyay qorshaha helista ceelkaan oo dadka biyo nadiif ah ka heli doonaan.<\/p>\n<p>\u201cAad ayaan usoo dhaweynayaa qorshahan wax badan ayuu socday dadkana haka faa\u2019iidaystaan biyahan\u201d.ayuu yiri Ugaaska.<\/p>\n<p>Sidoo kale Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Muxumad Caraalle ayaa sheegay in bulshada magaalada aad ugu baahnaayeen biyo nadiif ah, waxaana uu yiri\u2019\u2019<\/p>\n<p>\u201cHadda magaalada waxaa ka jira biyo la\u2019aan dadka waxa ay isticmaalaan biyo aan nadiif ahayn sida kuwa Wabiga iyo ceelo aan biyo badan lahayn\u201d ayuu yiri Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Madaxweynaha dowlad goboleedka hirshabelle ayaa sheegay in ay soo dhaweynayaan cid walba oo mashaariic horumarineed ka hirgelineyso deegaannada Hirshabeelle, waxaana uu sheegay in loo baahan yahay in kuwa kale laga hergeliyo Gobolka.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-412974\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/331e353b-e15b-4258-9042-2a039f105580.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"540\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/331e353b-e15b-4258-9042-2a039f105580.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/331e353b-e15b-4258-9042-2a039f105580-300x169.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/331e353b-e15b-4258-9042-2a039f105580-768x432.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-412975\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/382f9e39-afb8-48a1-bb01-ba9d063f22df.jpg\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"576\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/382f9e39-afb8-48a1-bb01-ba9d063f22df.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/382f9e39-afb8-48a1-bb01-ba9d063f22df-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-412976\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/eca4f2d4-9110-4a1d-892f-5f08fdae6f0e.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"540\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/eca4f2d4-9110-4a1d-892f-5f08fdae6f0e.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/eca4f2d4-9110-4a1d-892f-5f08fdae6f0e-300x169.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/eca4f2d4-9110-4a1d-892f-5f08fdae6f0e-768x432.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Beladweyne (SONNA) &#8211; Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta xarigga ka jaray ceelk riig ah oo markii ugu horaysay laga\u00a0 hergeliyay duleedka magaalada Beledweyne. Ceel kaan ayaa waxaa biyihiisu yihiin kuwa nadiif ah maadaamaa dadka ay hada isticmaalaan biyaha wabiga iyo ceelal biyo yar oo aan nadiif ahayn. Mashruucaan lagu qoday ceelkaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":8,"featured_media":412975,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-412966","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/412966","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/8"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=412966"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/412966\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":412978,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/412966\/revisions\/412978"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/412975"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=412966"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=412966"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=412966"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}