{"id":412956,"date":"2020-02-02T13:57:19","date_gmt":"2020-02-02T10:57:19","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=412956"},"modified":"2020-02-02T13:57:19","modified_gmt":"2020-02-02T10:57:19","slug":"cali-daahir-ciid-oo-ku-guuleystay-dorashadii-madaxweyne-ku-xigeenka-galmudug","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/cali-daahir-ciid-oo-ku-guuleystay-dorashadii-madaxweyne-ku-xigeenka-galmudug\/","title":{"rendered":"Cali Daahir Ciid oo Ku guuleystay Dorashadii Madaxweyne Ku xigeenka Galmudug."},"content":{"rendered":"<p>Wareega Labaad ee Doorashada Madaxwayne ku-xigeenka Galmudug ayaa soo Dhamaatay waxaana ku tartamayey oo isugu soo haray Laba Musharax oo sidaan ukala helay codadka:<\/p>\n<p>1) Cali Daahir Ciid 46 Cod<br \/>\n2) C\/qaadir Sh Cali Diini 31 Cod<\/p>\n<p>Natiijada ayaa waxaa ku dhawaaqay Gudoomiyaha Galmudug Mudane Maxamed Nuur Gacal sidaasina waxaa Madaxwayne ku-xigeenka Galmudug ku noqday Cali Daahir Ciid oo ku guuleystay 46 Cod.<\/p>\n<p>sidaasina waxaa ku soo dhamaatay Doorashadii Madaxwaynaha iyo ku-xigeenka Galmudug iyadoona ugu dambayn Goobta lagu dhaariyey.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wareega Labaad ee Doorashada Madaxwayne ku-xigeenka Galmudug ayaa soo Dhamaatay waxaana ku tartamayey oo isugu soo haray Laba Musharax oo sidaan ukala helay codadka: 1) Cali Daahir Ciid 46 Cod 2) C\/qaadir Sh Cali Diini 31 Cod Natiijada ayaa waxaa ku dhawaaqay Gudoomiyaha Galmudug Mudane Maxamed Nuur Gacal sidaasina waxaa Madaxwayne ku-xigeenka Galmudug ku noqday [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":412957,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-412956","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/412956","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=412956"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/412956\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":412959,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/412956\/revisions\/412959"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/412957"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=412956"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=412956"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=412956"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}