{"id":412950,"date":"2020-02-02T12:24:43","date_gmt":"2020-02-02T09:24:43","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=412950"},"modified":"2020-02-02T12:24:43","modified_gmt":"2020-02-02T09:24:43","slug":"axmed-cabdi-kaariye-qoor-qoor-oo-loo-doortay-madaxweynaha-galmudug","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/axmed-cabdi-kaariye-qoor-qoor-oo-loo-doortay-madaxweynaha-galmudug\/","title":{"rendered":"Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) oo loo doortay Madaxweynaha Galmudug."},"content":{"rendered":"<p>Xildhibaanada Baarlamanka labaad ee Galmudug \u00a0ee soo xaadiray hoolka doorashada oo tiradooda ay gaareysay 77 Xildhibaan, ayaa Axmed Cabdi Kaariye \u201cQoorqoor\u201d u doortay inuu noqdo Madaxweynaha Galmudug.<\/p>\n<p>Musharixiinta Afarta ahaa ee ku tartamay doorashada ayaa waxaa ay codadka u kala heleen sidan.<\/p>\n<p>1: Axmed Cabdi Kaariye ( Qoor Qoor) 66 Cod<\/p>\n<p>2 : Axmed Cabdullaahi Samater. 9 Cod<\/p>\n<p>3: Cabdiraxman Aadan Sabriye 1 Cod<\/p>\n<p>4: Axmed Shire Maxamed (falagle) 1 Cod<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug oo natiijada ku dhawaaqay ayaa shaaciyey in xilka Madaxweynaha Galmudug uu ku guuleystay Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor).<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaanada Baarlamanka labaad ee Galmudug \u00a0ee soo xaadiray hoolka doorashada oo tiradooda ay gaareysay 77 Xildhibaan, ayaa Axmed Cabdi Kaariye \u201cQoorqoor\u201d u doortay inuu noqdo Madaxweynaha Galmudug. Musharixiinta Afarta ahaa ee ku tartamay doorashada ayaa waxaa ay codadka u kala heleen sidan. 1: Axmed Cabdi Kaariye ( Qoor Qoor) 66 Cod 2 : Axmed Cabdullaahi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":412951,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-412950","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/412950","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=412950"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/412950\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":412952,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/412950\/revisions\/412952"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/412951"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=412950"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=412950"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=412950"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}