{"id":412937,"date":"2020-02-02T10:08:02","date_gmt":"2020-02-02T07:08:02","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=412937"},"modified":"2020-02-02T10:08:02","modified_gmt":"2020-02-02T07:08:02","slug":"doorashada-madaxweynaha-iyo-madaxweyne-ku-xigeenka-galmudug-oo-bilaabaneysa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/doorashada-madaxweynaha-iyo-madaxweyne-ku-xigeenka-galmudug-oo-bilaabaneysa\/","title":{"rendered":"Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo bilaabaneysa &#8230;&#8230;."},"content":{"rendered":"<p style=\"font-weight: 400;\">Waxaa Hada Bilaabanaya Doorashada Madaxwaynaha iyo Madaxwayne ku-xigeenkiisa Galmudug waxana Madaxwaynaha u Tartamaya Afar Musharax oo kala ah:<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">1) Axmed Shire Maxamed<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">2) C\/laahi Axmed Samatar<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">3) C\/raxmaan Aadan Sabriye<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">4) Axmed Cabdi Kaariye<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">\n<p style=\"font-weight: 400;\">Sidoo kale Madaxweyne Ku-xigeenka Galmudug ayaa waxaa u tartamaya Shan Musharax oo kala ah:<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">1) Axmed Yuusuf Warsame<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">2) Cali Daahir Ciid<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">3) Saadaq C\/laahi Xaaji Xaashi<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">4) C\/qani Sh Cali Diini<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">5) Maxamed Xaashi Cabdi<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">Hoolka Doorashadu ka dhacayso ayaa waxaa soo Xaadiray Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug iyo Dhamaan Marti-Sharafta ka Qayb galaysa Doorashada.<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">Sugida Amaanka Goobta Doorashada ayaa si Wada jir ah isaga kaashanaya Ciimada Booliiska Gaarka ah ee Harmacad, Nabad-sugida iyo Ciidamada AMISOM gaar Kuwa Hiil-walaal ee ka Socda Dowlada Jabuuti.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa Hada Bilaabanaya Doorashada Madaxwaynaha iyo Madaxwayne ku-xigeenkiisa Galmudug waxana Madaxwaynaha u Tartamaya Afar Musharax oo kala ah: 1) Axmed Shire Maxamed 2) C\/laahi Axmed Samatar 3) C\/raxmaan Aadan Sabriye 4) Axmed Cabdi Kaariye Sidoo kale Madaxweyne Ku-xigeenka Galmudug ayaa waxaa u tartamaya Shan Musharax oo kala ah: 1) Axmed Yuusuf Warsame 2) Cali Daahir [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-412937","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","6":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/412937","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=412937"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/412937\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":412938,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/412937\/revisions\/412938"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=412937"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=412937"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=412937"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}