{"id":412923,"date":"2020-02-01T20:58:16","date_gmt":"2020-02-01T17:58:16","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=412923"},"modified":"2020-02-01T20:58:16","modified_gmt":"2020-02-01T17:58:16","slug":"al-shabaab-oo-lagala-wareegay-deegaanno-ka-tirsan-gobolka-hiiraan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/al-shabaab-oo-lagala-wareegay-deegaanno-ka-tirsan-gobolka-hiiraan\/","title":{"rendered":"Al-Shabaab oo lagala wareegay deegaanno ka tirsan Gobolka Hiiraan"},"content":{"rendered":"<p>Kooxda Macawuusleeyda ee dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab ka wada deegaannada Bari ee Gobolka Hiiraan ayaa maanta Al-Shabaab kala wareegtay deegaanno dhowr ah oo horay ay gacanta ugu haayeen argagxisada.<\/p>\n<p>Deegaanada ay ciidankaasi Al-Shabaab kala wareegeen waxaa kamid ah Hees Oroton iyo Madhooy oo hoostaga Degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan, muddoyinkan dambane\u00a0 Al-Shabaab ay maamulayaan, halkaasi oo ka mid ah meelaha ay dadka ku dhibaateyn jireen.<\/p>\n<p>Warkan waxaa Warbaahinta u xaqiijiyay Cabdiqaadir Axmed Maxamuud oo loo yaqaano (Bilig Bilig), oo sheegay in uu yahay Taliyaha Ciidanka Macawuusleeyda ee dhanka bari ee Gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Taliyaha ayaa ugu baaqay ciidanka xoogga dalka iyo AMISOM in ay garab siiyaan dadka deegaanka ee iskood isku abaabulay oo gar waaqsaday in ay dhaq-dhaqaaqa Al-Shabaab dagaal la galaan.<\/p>\n<p>Qaar kamid ah dadka deegaanka oo aan xiriir la samaynay ayaa waxaa ay sheegeen in Shabaabka ay isaga carareeb dhulkaasi,kadib markii dadka deegaanada waqooyi u diyaar garoobeen dagaal.<\/p>\n<p>Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ayaa dhawaan howlagllo kala\u00a0 duwan ka sameeyay deegaanno u dhaxeeya degmooyinka Bula Burte iyo Maxaas ee gobolka Hiiraan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kooxda Macawuusleeyda ee dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab ka wada deegaannada Bari ee Gobolka Hiiraan ayaa maanta Al-Shabaab kala wareegtay deegaanno dhowr ah oo horay ay gacanta ugu haayeen argagxisada. Deegaanada ay ciidankaasi Al-Shabaab kala wareegeen waxaa kamid ah Hees Oroton iyo Madhooy oo hoostaga Degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan, muddoyinkan dambane\u00a0 Al-Shabaab ay maamulayaan, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":8,"featured_media":412924,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-412923","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/412923","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/8"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=412923"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/412923\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":412925,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/412923\/revisions\/412925"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/412924"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=412923"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=412923"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=412923"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}